Abdirizak Nur

Abdirizak Nur this is an information sharing and not buying fake news any other form of misinformation.

so we can get all reliable info to be based on our judgement as what we get from info supper highways.

11/23/2025

A major moment this week: a senior Air Force commander publicly refused a Trump-era line and went viral — sparking a fierce national debate about duty, the U...

11/18/2025
11/18/2025
My son Hanad Abdirizak Nur in Hargeisa Somaliland
07/07/2025

My son Hanad Abdirizak Nur in Hargeisa Somaliland

Somalia hanoolaato hana israacdo
07/07/2025

Somalia hanoolaato hana israacdo

11/04/2024

Somali hanoolaato hana israacdo oo yaanan lakala qeybin ee taa hala o ogaado

09/21/2024

Inta aanu isku mashquulsanahay annako waa kaa dalkii faraha ka baxay ee yaa masuulkeedda leh???

09/11/2024

Waxaan Ayaan darro ah in Somali galbeed ay maanta raali ka tahay in la boobo dhulka iyo badda Somaliyeed. Miyeey iloobeen intii geesi somali ku dhimatey xoreyntooddii walaalahoodda somali .Mustafa cagjir waa dabadhilif ethiopia ee ta hla ogdo

09/07/2024

Mdn laftagarin fadlan sxibka seeraar ha ugu abaal gudin inaad kiciso colaad sokeeye ee midnimadda ka doro adiga n Mdn Mdx HSM heshiis nabadeed gaara oo arrimihiina guracan hoos u xaliya oo danta dalka iyo shacabka somali yaan la iloobin .

09/07/2024

War Mdn Abdicasiis laftagaranoow waxa aad ee aheyd halyey somali ilaa iyo markii aan ku bartay oo uu is keen baray marxuumka sareer oo ahaa xildhibaan habargedir oo ceyr ah Nairobi ee Mdn Mdx lafta fadlan arrinka hala qaboojiyo .

Address

Washington D.C., DC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share