XalhaYe technology

XalhaYe technology Graphic desiger web_desiger

11/23/2023

Xildhibaanad dalkaan lex jeclo oga jirto ayaa nabada ka shaqeenayah 👁️👁️

12/25/2022

Mar labaad welcome zxpayaal
XalhaYe technology

Sawirada Qaar ka tirsan Waraabe Robot ah oo dhawaan la soo saaray ka soo aad loogu iibsanaayo suuqyada Tiknolojiyadda Ad...
12/24/2022

Sawirada Qaar ka tirsan Waraabe Robot ah oo dhawaan la soo saaray ka soo aad loogu iibsanaayo suuqyada Tiknolojiyadda Adduunka

12/21/2022

Ma ogtahay in qalabka taleefanka gacanta uu yahay natiijada sahaminta bannaan? Ama, in haweenka baaritaanka kansarka naasaha la siiyo ugu horreyn loogu talagalay dareemayaasha goobaha shaqada? Waa run. Tiknoolajiyada cusub ee loo sameeyo goobaha boosaska waxay ku dambeeyaan inay faa'iido u yihiin (iyo marmarka qaar ka faa'iideysta) Dunida marka loo eego kuwa ka soo horjeeda kuwooda h**e loogu talagalay. Tiknoolojiyada goosashada ah ayaa ka muuqda agagaarka dhulkayaga, magaalooyinkeena, guryahayaga, iyo xittaa jirkeena.

Ma aha oo keliya in loo adeegsado goobaha mustaqbalka ee raadinta sahaminta , sida sahaminta miraha iyo macdanta qarxa, laakiin waxay ka heli doonaan guryo ku yaalla Dhulka. Aan fiirino aalado yar oo meel bannaan ah kuwaas oo noloshooda ka dhigaya mid si wanaagsan ugu fiicnaa dhamaanteen halkan Terra.

Basic html💻
12/17/2022

Basic html💻

Maxaa ka cusub TechnologyadaJariirada New York Times ayaa cadadkeedi khamiistii kaga warantay Muraayado heerkooda tignoo...
12/17/2022

Maxaa ka cusub Technologyada
Jariirada New York Times ayaa cadadkeedi khamiistii kaga warantay Muraayado heerkooda tignoolaji sareeyo oo Shirkada Google ku hawlan tahay sidii ay dhawaan suuqyada caalamka ugu soo dayn lahayd, muraayadahan ayaa ah kuwo kaambuyuutaraysidh ah oo ku shaqaynaya barnaamijka loogu yeedho Android.
Inkastoo shirkada Google ay wali qarinayso xaqiiqada dhabta ah iyo waxa ay qabanayaan muraayadahaasi, xaqiiqo iyo xogo badana aan laga hayn, hasa yeeshee waxa ay jariiradu ku tilmaantay kuwo leh awood ay ku gudbin karaan macluumaadyo kala duwan, isla markaana leh kamarada awoodoodu aad u sarayso oo qaadaya sawiro xajmigooda iyo awoodooduba tayo badan tahay.
Kamaradaha ku rakiban muraayadahan ayaa gudbin kara macluumaad kasta oo ay arkaan ama qofka xidhani ku eego, iyaga oo aan u baahnayn wax lagu xidhiidhiyo waayo? Waxa ay ku hanaansan yihiin internet Thuraya ah oo meel kasta ku shaqayn kara.
Dhinaca kale waxa ay muraayadahani yihiin kuwo laga hagi karo meel fog laguna socon karo kaambuyuutaro meel ka durugsan halka qofku ku sugan yahay yaala, oo macluumaadka oo dhan ay u gudbinayso muraayadani.
Sidoo kale waxa ay muraayadani leedahay awood ay qofka ku siinayso macluumaad sugan oo ku saabsan goobta uu joogo, ilaa xitaa taariikhdii la dhisay, shaqada lagu qabto iyo waxa uu xafiiska ama xarunta uu joogaa ay tahay, waxa kale oo uu mar u wada sheegi karaa, dhamaan qalabyada ammaanka ee ku rakiban goobta sida kamaradaha qarsoon iyo wixii qalab ah ee baadhitaanada iyo ilaalada goobta la xidhiidha.
Shirkada Google ayaa h**e u samaysatay JPRC ama qalabka qofka dhaq dhaqaaqiisa iyo goobta uu ku sugan yahay lagu ogaan karo, ka ugu casrisan ee dunida guudkeeda yaala, kaas oo ku dhex jira, saacad uu qofku si caadiya isaga xidhanayo, kaas oo sida lagu ogaan karaa aad u adag tahay.
Ururka ilaalinta xuquuqda aasaasiga ah ee aadamaha ayaa si kulul u canbaareeyay muraayadan cusub ee la sheegay in shirkada Google ay ku hawlan tahay, waxaanay ku tilmaameen muraayadaas iyo saacadii h**e shirkadaasi u samaysay labadaba kuwo ku lid ah xoriyada iyo lahaanshaha qofka isla markaana loo adeegsan karo, ama looga faa’iidaysan karo, basaasid iyo daba gal in dad si gaar ah loo raad gurayo loo isticmaalo.
Shirkada google ayaan iyadu ilaa wali ka hadal, ama sida ay jariiradu sheegtay ka gaabsatay in ay beeniso iyo in ay qirato, hasa yeeshee waxa kaliya ee xoog ahaan la hayaa waa in shirkadaasi ku hawlanayd samaynta muraayadan iyo qalabyo kale oo lagu sameeyo, xarun sir ah oo ay leedahay shirkadaasi, taas oo loogu yeedho Google X.
Muraayadan ayaa markii ugu horaysay ee aduunka sheekadeedu soo gashay lagu arkay ama qayb ka ahayd, filimkii lagu magacaabi jiray Robocop, oo inta badan sheekadiisu la xidhiidhay tignoolajiyada iyo qaababka loo adeegsan karo. LIKE and SHARE

12/16/2022

Waxa muhiim ah inad ogaato!!
Waxbarshadu in aYsan ehan
Wada kaliYah aad kaga bixi karto😮
Baahi walbo Nololeed oo aad ledahaY!!
AY keliYh ku fudadeen karto in aad kula
Dagaalanto baahi walba adleedahY🎓💻

Hadii aad programmer tahy calaamada aad aad u isticmaasho hoos noogu reebEngeering XalhaYe technology
12/16/2022

Hadii aad programmer tahy calaamada aad aad u isticmaasho hoos noogu reeb
Engeering
XalhaYe technology

Basic of computer wixii kugu cusub hoos noogu reeb.....    mohamed Abdikhaliif
12/16/2022

Basic of computer
wixii kugu cusub hoos noogu reeb.....


mohamed Abdikhaliif

Address

No Websit
Land O' Lakes, FL

Telephone

+252907318823

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XalhaYe technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XalhaYe technology:

Share