01/07/2021
Odhaahyo Qiimo Badan Oo Ku Saabsan Nolosha
Maalin wanaagsan saaxiibayaal. Waxaan idinla wadaagayaa odhaahyo ku saabsan nolosha oo isugu jira talo, tusaale, dhiiri galin iyo horumar.
1. Hal Eray Oo Nabad Ah Ayaa Ka Qiimo Badan Boqollaal Eray Oo Dagaal Ah
2. Naceyb Naceyb Kuma Bogsiin Kartid, Kaliya Jaceylka Ayaa Naceyb Bogsiin Kara.
3. Daqiiqad Yar Ayaa Maalinka Dhan Bedeli Karta, Maalin Kaliya Ayaa Noloshaada Bedeli Karta, Shaqsi Kaliya Ayaa Aduunka Bedeli Kara.
4. Hadii Aad Ogaan Laheyd Waxa Aan Wax Bixinta Ka Bartay, Ma Aanad Cantuugo Liqdeen Ilaa Aad Qeyb Ka Bixiso.
5. Qof kastaba naxariis kula dhaqan, xataa nafsadaada ha ahaatee.
6. Hadalkaaga Hubso inta aadan hadlin, waxaa maqla kuwo uu saameyn togan ama mid taban ku yeelan karo.
7. Si nadiif ah u noolow una shaqee si karti leh. Sida dayaxa mugdi kasoo bax kadibna iftiin muuji.
8. Isbedel oo dhan ma ahan Koriin sida socod oo dhan uusan horay u aheyn.