Macmuur Primary School

Macmuur Primary School Follow

25/08/2026
  || Xafladda Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Sare ka galay imtixaankii Teeramka Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 || Dugsiga Ho...
06/02/2026

|| Xafladda Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha Sare ka galay imtixaankii Teeramka Sanad Dugsiyeedka 2025-2026 || Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Macmuur Boosaaso.

29/01/2026

Shaacinta Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad, 2025-2026.
------------------------------------------
Maanta oo Talaada ah
Taariikhduna ay tahay. 27/01/2026
Ayaa waxaa si rasmi ah loo shaaciyey natiijada imtixaanaadka teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2025โ€“2026,

Shaacinta natiijadan waxay timid kadib markii Xafiiska Imtixaanaadka Dugsiga uu si buuxda u dhammeystiray:
โ— Sixiddii imtixaanaadka
โ— Hubintii iyo xaqiijintii buundooyinka
โ— Ku keydintii natiijooyinka Database-ka rasmiga ah ee dugsiga.

Tani waxay muujinaysaa dadaalka joogtada ah ee dugsiga ugu jiro hirgelinta hufnaan, cadaalad iyo tayo waxbarasho oo sare.

๐™ƒ๐™–๐™—๐™ ๐™– ๐™‡๐™–๐™œ๐™ช ๐™€๐™š๐™œ๐™ค ๐™‰๐™–๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™Ÿ๐™–๐™™๐™– ๐™„๐™ข๐™ฉ๐™ž๐™ญ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– :
Si aad u ogaatid natiijadaada, fadlan raac tallaabooyinkan soo socda:
1. ๐™๐™ž๐™ž๐™ญ ๐™ก๐™ž๐™ฃ๐™ -๐™œ๐™–: https://macmuurprimaryschool.com/showresult.aspx
2. ๐™’๐™–๐™ญ๐™–๐™–๐™™ ๐™–๐™ง๐™ ๐™–๐™ฎ๐™จ๐™–๐™– 3๐˜ฝ๐™ค๐™ญ:
๐Ÿ‘ Box ka 1aad : Ku qor Roll no kaaga Dugsiga
๐Ÿ‘ Box ka 2aad: Dooro Fasalkaaga
๐Ÿ‘ Box ka 3aad: Dooro nooca imtixaanka (mid tearam)
๐Ÿ‘ ๐™๐™œ๐™ช ๐™™๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ฎ๐™ฃ Dooro show Result
Waxaad heleysaa natiijada imatixaankaaga

๐™๐™ž๐™ž๐™ง๐™ค ๐™‚๐™–๐™–๐™ง ๐™–๐™ :
Ardayga ilaawa Roll no- kiisa , wuxuu ka heli karaa maamulka dugsiga 0907699999

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค & ๐˜ฟ๐™–๐™ง๐™™๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ :
Ugu dambayn, Maamulka Dugsiga iyo macalimiintuba waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan:
๐Ÿ™ Ardayda Dugsiga macmuur oo muujiyay karti iyo dadaal wax ku ool ah

Waxa kale oo maamulku dardaaran u dirayaa ardayda darajooyinkoodu hoosayso, iyaga oo ku boorinaya inay laba jibbaaraan dadaalkooda inta ka harsan Teeramka 2aad, si ay u gaaraan natiijooyin ka sii wanaagsan mustaqbalka dhow,

ูˆุจุงู„ู„ู‡ ุงู„ุชูˆููŠู‚

Address

Bosaso

Telephone

+252614168842

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macmuur Primary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share