Liibaan Electronics

Liibaan Electronics Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liibaan Electronics, Electronics Company, Wadada Labaad Ee Bakaaraha Agagaarka Salaam Bank , KM4-Soobe , Cali kamiin, Muqdisho.

01/06/2026

πŸ”₯⚑ LIBCO DP PANEL ⚑πŸ”₯
Ma rabtaa koronto ammaan ah oo lagu kalsoonaan karo?
πŸ›‘οΈ Ilaalin sare
⚑ Tayo la hubo
🏠 Guryaha
🏒 Ganacsiyada
πŸ₯ Isbitaallada
🏫 Dugsiyada
🏭 Warshadaha
βœ… Rakibid fudud
βœ… Cimri dheer
βœ… Badbaado buuxda
LIBCO DP PANEL
Doorashada saxda ah ee nidaamka korontadaada.
πŸ“ Muqdisho, Somalia
LIBCO by Liibaan Electronics
πŸ”₯ Amaan buuxa β€’ Tayo la hubo β€’ Kalsooni waarta

πŸ‡ΈπŸ‡΄βš‘πŸ›‘οΈ

08/04/2026

D.bareesyo badan ha isku wareerin
πŸ‘‰ Dooro hal d.barees oo wax walba kugu shaqeynaya
⚑ Libco d.barees guud
βœ”οΈ La jaanqaadaya barees nooc walba πŸ”Œ
βœ”οΈ Usb + type-c xawaare sare ⚑
βœ”οΈ Awood joogto ah & badbaado buuxda πŸ”’
πŸ’‘ Tayo β€’ awood β€’ badbaadada korantada

πŸ”₯ Libco – The key of safety πŸ”‘

πŸ“ž +252 615 886 232

πŸ“ Muqdisho – Somalia

02/04/2026

LIBCO
Badbaadada korontada gurigaaga iyo goobtaada ganacsi waxay ku xirantahay qalabka aad doorato

LIBCO by Liibaan Electronics
waxaa lagu doortaa quality la hubo,
oo si ammaan ah u shaqeeya muddo dheer.
Dooro qalabka LIBCO
si aadan uga welwelin badbaadada qalabka korontada ee gurigaaga iyo goobtaada ganacsi

πŸ“ Muqdisho - somalia
πŸ“ž +252 615 886 232

⚑ Koronto ammaan ah waa badbaadada gurigaaga & ganacsigaaga Haddii aad rabto tayo sare iyo kalsooni buuxda πŸ’‘πŸ‘‰ Libco – Li...
30/03/2026

⚑ Koronto ammaan ah waa badbaadada gurigaaga & ganacsigaaga Haddii aad rabto tayo sare iyo kalsooni buuxda πŸ’‘

πŸ‘‰ Libco – Liibaan electronics waa doorashada saxda ah Waxaan kuu haynaa

βœ”οΈ Distribution box tayo sare leh
βœ”οΈ Nalal casri ah (Warm & Cool) πŸ’‘
βœ”οΈ Qalab la isku halleyn karo oo adkeysi leh
βœ”οΈ Ammaan buuxa & rakibid fudud
✨ Qurux β€’ Tayo β€’ Kalsooni

Ku haboon:
Guryaha 🏠 β€’ Dukaamada 🏬 β€’ Xafiisyada 🏒 β€’ Isbitaallada πŸ₯
Iyo meel kasta oo koronto looga baahan yahay ⚑

πŸ“ž La xiriir hadda: +252 615 886 232
πŸ“ Muqdisho Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄




Fiilooyin tayo sare leh oo lagu kalsoonaan karoπŸ”Ή Cabirrada ku habboon dhismayaasha waaweyn iyo kuwa yar-yarπŸ”Ή Ku habboon ...
09/03/2026

Fiilooyin tayo sare leh oo lagu kalsoonaan karo
πŸ”Ή Cabirrada ku habboon dhismayaasha waaweyn iyo kuwa yar-yar
πŸ”Ή Ku habboon xarumaha bixiya koronto qulqulkeedu sarreeyo
πŸ”Ή Adkeysi β€’ Tayo β€’ Kalsooni
LIBCO – Liban Electronics

26/02/2026

GEEPAS Electric Insect Killer – qalab casri ah oo si aamusan oo degdeg ah uga takhalusa kaneecada iyo dhammaan cayayaanka.
πŸ”’ Badbaado & tayo sare
🏠 Ku habboon guri, xafiis, iyo goob ganacsi
πŸ“ Ka hel: Liibaan Electronics (LIBCO) – Mogadishu
πŸ“ž WhatsApp: +252 615 886 232
πŸ”Ž Search: Liibaan Electronics LIBCO

Smart Power for Modern Living ⚑Ma rabtaa fiiloyin tayo sare leh βœ” Korontada si ammaan ah u qaadaβœ” Waara sanado badanβœ” En...
22/02/2026

Smart Power for Modern Living ⚑
Ma rabtaa fiiloyin tayo sare leh
βœ” Korontada si ammaan ah u qaada
βœ” Waara sanado badan
βœ” Energy-efficient ah
LIBCO – Liibaan Electronics
Waxaan haynaa fiilooyin nuuc walba leh tayo sare na leh , kuna haboon guryaha, dhismayaasha, iyo mashruucyada waaweyn.
πŸ“ Muqdisho
πŸ“² WhatsApp: +252 615 886 232
Nala soo xiriir maanta si aad u hesho qiimo gaar ah!




20/01/2026

Qurux & Iftiin Casri ah
Nalal qurxoon oo naqshado casri ah leh β€” model-kii u dambeeyay
Ku habboon guri, xafiis & ganacsi.
βœ”οΈ Tayo sare
βœ”οΈ Design casri ah
βœ”οΈ Iftiin nadiif ah
βœ”οΈ Qiimo jaban
πŸ“ Liibaan Electronics – LIBCO
πŸ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah

Jumca Mubarak – Alaab tayo leh, adeeg lagu kalsoonaan karo
03/10/2025

Jumca Mubarak – Alaab tayo leh, adeeg lagu kalsoonaan karo

18/09/2025

🎧 MICROPHONE cusub oo tayo sare leh
Ku habboon: Live streaming, Podcasting, Gaming & Duubista Codka
βœ… Cod nadiif ah oo ad ufasiix ah
βœ… Hal taabasho ku dami si fudud oo degdeg ah
βœ… Kordhi ama dhin codka iyo mic xakame si saxa
βœ… Si codkaagu u yeesho dhawaq xirfad leh

πŸ“ Ka hel: Liibaan Electronics
πŸ“ž +252 615 886 232
πŸ”— Raac boggayaga: Liibaan Electronics
✨ Soo qaado maanta oo ka dhig codkaaga mid nadiif ah, xoog leh oo heer sare ah!

Address

Wadada Labaad Ee Bakaaraha Agagaarka Salaam Bank , KM4-Soobe , Cali Kamiin
Muqdisho

Telephone

+252615886232

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liibaan Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liibaan Electronics:

Share