Qasim Abdinor Abdullahi

CIID MUBAARAK.
27/05/2026

CIID MUBAARAK.

Ciid Mubarak dhammaan Ummadda Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad adduunka ka joogtaan.Waxaan...
19/03/2026

Ciid Mubarak dhammaan Ummadda Muslimka ah gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo aad adduunka ka joogtaan.

Waxaan idin rajeynayaa Ciid farxad leh oo ay ku dheehan tahay nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Illaahay ha innaga aqbalo acmaashii iyo cibaadadii bisha Ramadaan, hana innagu gallado kheyr, midnimo iyo horumar.

Ku ciida caafimaad iyo farxad.

تقبل الله طاعاتكم
عيدكم مبارك

18/03/2026

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Ku dhawaaqday in la arki wayay bisha shawaal berito oo khamiis ahna la buuxinayo 30 bisha Ramadan iyadoo jimcaha 20 bisha March 2026 ay tahay maalinta ciidul fitriga .

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda C...
05/06/2025

Hambalyo dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciiddul Adxa oo maalinta berrito ah waliba malin Jimoco ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee ciiddul Adxa

Mahadsanidiin.

Ciid mubaarak kullu caam wa antum bil kheyr allahayow naga aqbal son kena iyo saladena.
29/03/2025

Ciid mubaarak kullu caam wa antum bil kheyr allahayow naga aqbal son kena iyo saladena.

24/03/2025

Ramadan wanaagsan.

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka XFS ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee 2025, iyadoo qi...
04/01/2025

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka XFS ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee 2025, iyadoo qiimaha sanadkan laga dhigay $4604 oo dollar oo loogu adeegi doono xaaji kasta.

INAA LILLAAHI WA INNAA ILEEHI RAA JICUUN🥲😭.Allah Unaxariisto Walaalkeen Ibrahim Aadam Oo Ku Geeriyooday 😭 magaalada Bayd...
02/01/2025

INAA LILLAAHI WA INNAA ILEEHI RAA JICUUN🥲😭.
Allah Unaxariisto Walaalkeen Ibrahim Aadam Oo Ku Geeriyooday 😭 magaalada Baydhabo, Rabbi waxaan uga baryayaa inuu Kitaabkiisana Midigta Ka Siiyo, Marti La Jecelyahayna ka Dhigo Insha Allah.

Qof walba oo arko Posti-gan ha u Duceeyo Walaalkeen 😭🤲.

Baydho Maanta Oo aytahay Tariikh 23/10/2024 Masjidka Al-walideen ee xaafada wadajir magaalada baydhabo oo dhismahiisa si...
23/10/2024

Baydho
Maanta Oo aytahay Tariikh 23/10/2024
Masjidka Al-walideen ee xaafada wadajir magaalada baydhabo oo dhismahiisa si habsami ah usocoto.

Walaalaha ahlu imaanka ah waxaa si sharaf leh looga codsanayaa inay ka qeebqaataan intii karaankooda ah

La xiriir tell 0615204264 ama 0625204264

Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta, Asxaabta, Qaraabada iyo Ehelka meel kasta oo ay joogaan waxaan idan leenahay Ciid wa...
16/06/2024

Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta, Asxaabta, Qaraabada iyo Ehelka meel kasta oo ay joogaan waxaan idan leenahay Ciid wanaagsan.

Waxaan ciid wanaagsan idanka Soo leenahay @ keniya Nakuru City

Address

Banadir
Mogadishu
252615551269

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qasim Abdinor Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qasim Abdinor Abdullahi:

Share