Safia Salad

Safia Salad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safia Salad, Graphic designer, Yaqshiid, Mogadishu.

Waqtigi Aad Naftada Malgalin laheyd Waa Manta!Baro Xirfad kuu keeni karto lacag.Vedio Editing  Waa Xirfad freelance ah o...
23/07/2025

Waqtigi Aad Naftada Malgalin laheyd Waa Manta!
Baro Xirfad kuu keeni karto lacag.Vedio Editing Waa Xirfad freelance ah oo ad ku shaqeynsan karto adigoo joga gurigaaga.kasbo Kalsooni ,iyo hal-abuur leh.
Waxbarashada Online ah.

Hadaba Baro
Adobe Premier Pro
After Effect

Halkan Ka bilow Safarkaga Manta.

Nagala So Xariir :
http://wa.me/+2525610138724
Email: [email protected]




Ma Ogtahay in naqshadeeyaashu ay ka mid yihin dadka ugu shaqada badan dunida manta?Hada waa waqtigi aad adiguna noqon la...
22/07/2025

Ma Ogtahay in naqshadeeyaashu ay ka mid yihin dadka ugu shaqada badan dunida manta?
Hada waa waqtigi aad adiguna noqon laheyd mid ka mid ah!
Hadaba ku so biir Korsada Graphic Design ee ay bixiso Safia Salad
Baro Adobe Software-yada Ugu Muhimsan:
Sida:
Adobe Photoshop
Adobe Illustrator
Adobe InDesign

Halkan Ka Bilow Safarkaga manta.

Nagala so xariir:
https://wa.me/252610138724
Email: [email protected]
Salad

Address

Yaqshiid
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safia Salad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share