Somtel Somalia

Somtel Somalia Somtel Somalia is one of the leading telecommunication companies in the Horn of Africa. We provide reasonable internet and mobile services.

Somtel Somalia is leading telecommunications company, The Company offer mobile services that enable customers to call, text and access data, fixed line services, including broadband. Our services support rural and urban communities. We also have mobile money eDahab is a flagship initiative champion by our company and proudly endorsed by the Central Bank, has emerged as a catalyst for positive chan

ge in the Somali economy. this groundbreaking service is instrumental in bridging financial gaps and providing a lifeline to individuals who were previously excluded from traditional banking systems.

๐Ÿ—ฃ๏ธโ€œMar dambe ha ka welwelin hadal goโ€™a!Shirkadda Somtel waxay kuu keentayโœจ ADEEGGA MURAADSO โœจโ€๐Ÿ“ฑโ€œHadal oo Hadaalin!Qoyska...
03/06/2026

๐Ÿ—ฃ๏ธ
โ€œMar dambe ha ka welwelin hadal goโ€™a!
Shirkadda Somtel waxay kuu keentay
โœจ ADEEGGA MURAADSO โœจโ€

๐Ÿ“ฑ
โ€œHadal oo Hadaalin!
Qoyskaaga, asxaabtaada, iyo dadka aad jeceshahay
si fudud ula xiriir.โ€

๐Ÿ’ฅ
โ€œHel hadda:
๐Ÿ”ฅ $1.5 Weekly Bundle
๐Ÿ”ฅ $5 Monthly Bundleโ€

๐Ÿ“ž
โ€œKu shubo si fudud adigoo garaacaya *101 #โ€

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅKulanka weyn: Arsenal vs PSGAdigu yaad u saadaalinaysaa guusha?Si aad uga qayb gasho:1. ...
30/05/2026

SAADAALI OO KU GUULEYSO $100! โšฝ๐Ÿ”ฅ

Kulanka weyn: Arsenal vs PSG
Adigu yaad u saadaalinaysaa guusha?

Si aad uga qayb gasho:

1. Like saar post-kan

2. Follow garee page-ka Somtel

3. Share garee postkan

4. Comment ku qor saadaashaada saxda ah
Tusaale: Arsenal 2-1 PSG ama PSG 1-0 Arsenal

5. Saadaasha waa in la soo dhigo ka hor inta aanu ciyaartu bilaaban

Qofkii si sax ah u saadaaliya natiijada, isla markaana buuxiya shuruudaha, waxa uu fursad u helayaa inuu ku guulaysto $100. Hadii dhawr qof saxaan waxaa loo eegaya waqtiga siday u soo Kala horeeyaan.

Top-up samee, saadaali, kuna guulayso!

Maalintii ugu dambaysay ee Ciidda! ๐ŸŽ‰Ha seegin Qiima Dhimista Ciidda ee Somtel โ€” ku raaxayso internet iyo ku hadal aan xa...
29/05/2026

Maalintii ugu dambaysay ee Ciidda! ๐ŸŽ‰

Ha seegin Qiima Dhimista Ciidda ee Somtel โ€” ku raaxayso internet iyo ku hadal aan xadidnayn adigoo helaya qiimo jaban.

โœ… $0.5 = 26 saacadood
โœ… $7.50 = 16 maalmood
โœ… $15 = 30 maalmood

Kaga shubo Somtel SuperApp ama garaac *101 # maanta.

Ha seegin fursaddan โ€” maanta ayay ku egtahay!

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š! ๐ŸŽ‰Hadda ku hel $15 oo keliya 30 maalmood oo ah internet iyo ku hadal aan xadidnayn.Ku shubo si fud...
27/05/2026

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐๐š! ๐ŸŽ‰

Hadda ku hel $15 oo keliya 30 maalmood oo ah internet iyo ku hadal aan xadidnayn.

Ku shubo si fudud adigoo garaacaya *101 # ama kala soo deg Somtel SuperApp.

Somtel โ€” isku xidhka farxadda Ciidda.

๐ŸŒ™โœจ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! โœจ๐ŸŒ™Macmiil, shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda Ciidul Adxa awgeed ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช...
27/05/2026

๐ŸŒ™โœจ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค! โœจ๐ŸŒ™
Macmiil, shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda Ciidul Adxa awgeed ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ฃ๐š๐›๐š๐ง oo farxadda Ciidda kuu dhammeystiraya. ๐ŸŽ‰๐Ÿ“ฑ
โœ… $๐ŸŽ.๐Ÿ“ waxaad ku helaysaa ๐Ÿ๐Ÿ” ๐ฌ๐š๐š๐œ๐š๐๐จ๐จ๐ oo Internet ah + Ku hadal aan xad lahayn
โœ… $๐Ÿ•.๐Ÿ“ waxaad ku helaysaa ๐Ÿ๐Ÿ” ๐œ๐ข๐ฌ๐ก๐จ oo Internet ah + Ku hadal aan xad lahayn
โœ… $๐Ÿ๐Ÿ“ waxaad ku helaysaa ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐œ๐ข๐ฌ๐ก๐จ oo Internet ah + Ku hadal aan xad lahayn
Farxadda Ciidda la wadaag qoyskaaga iyo asxaabtaada. ๐Ÿ‘จโ€๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆ๐Ÿ’›
๐Ÿ“ฒ Kaga shubo *101 #
Ku raaxayso adeegyada Somtel.

๐…๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐žโ€œAnigoo ku hadlaya ma...
26/05/2026

๐…๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‚๐ข๐ข๐ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐ž

โ€œAnigoo ku hadlaya magaca Maamulka Shirkadaha ๐’๐จ๐ฆ๐ญ๐ž๐ฅ, ๐๐ฅ๐ฎ๐ž๐ค๐จ๐ฆ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐š๐ซ๐ž, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan macaamiishayada sharafta leh, shaqaalaha shirkadaha Dahabshiil Telecom, bah-wadaagta ganacsiga, iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeed munaasibadda Ciidda awgeed.

Waxaan Alle ka baryayaa inuu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, isla markaana uu inooga dhigo Ciid farxad, nabad, caafimaad, barwaaqo iyo isku duubni leh.

Dahabshiil Telecom mar walba waxay bulshada la garab taagan tahay adeegyo fududeeya xidhiidhka, xoojiya wadajirka, isla markaana qayb ka noqda farxadda iyo horumarka bulshada.
Ciid Mubaarak.โ€

๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐…๐ฎ๐š๐ ๐Œ๐จ๐ ๐ก๐ž
๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ก๐š๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸฅณMacmiil shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐š๐๐ฑ๐š awgeed inaad $๐Ÿ oo kaliya...
26/05/2026

๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฆ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐Ÿฅณ
Macmiil shirkadda Somtel waxa ay kuugu ๐›๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š munaasibadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐š๐๐ฑ๐š awgeed inaad $๐Ÿ oo kaliya aad ku helayso ๐Ÿ•๐Ÿ ๐ฌ๐š๐œ๐š๐๐จ๐จ๐ internet iyo ku hadal aan xad lahayn .sidoo kale keliya $๐ŸŽ.๐Ÿ‘ waxaad ku hadli kartaa muddo ๐Ÿ’๐Ÿ– ๐ฌ๐š๐œ๐š๐š๐๐จ๐จ๐, si aad farxadda ciida ula qaadatid qoyskaaga iyo asxaabtadaa
kaga shubi*๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ # oo ku raaxayso adeegyadda Somtel.

25/05/2026

Hadda ku raaxayso qiimooyin jaban adeegyada aad ugu jeceshahay ee Dhammays iyo Muraadso! ๐Ÿ“ฑโœจ

Fadlan garaac *101 # si aad uga faaโ€™iideysato xirmooyinka cusub ee Somtel kana dooro xirmada kugu habboon maanta. ๐Ÿ“ฑ

La hadal qoyskaaga iyo asxaabtaada adigoon walwal qabin!

Guud ahaan, waxaa farxad weyn inoo ah ka qeyb-galka ay Dahabshiil Group   ka qeyb-galeen madasha ugu weyn Teknolojiyadda...
22/05/2026

Guud ahaan, waxaa farxad weyn inoo ah ka qeyb-galka ay Dahabshiil Group ka qeyb-galeen madasha ugu weyn Teknolojiyadda iyo Garaadka Macmalka ah ee AI Everything Kenya X GITEX Kenya 2026, oo sanadkan lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya intii u dhaxeysay 19โ€“21 May 2026.

Intii ay socotay madashu, madaxda ka socotay Dahabshiil Group waxay kulamo muhiim ah la yeesheen qaar kamid ah shirkadaha ugu waaweyn ee bixiya adeegyada teknoolojiyadda iyo hal-abuurka casriga ah, iyagoo halkaas ka sameeyey xiriirro iyo iskaashi muhiim u ah horumarinta adeegyada teknoolojiyadda iyo isbeddelka dijitaalka ah ee mustaqbalka.

Adeegga Kaafiye Plus wax dhaama la waa! ๐Ÿ”ฅMacmiil, ku xidhnow Somtel, kuna xidhnow asxaabtaada.๐Ÿ’› $0.5 = 1.2GB๐Ÿ’› $1 = 2.5GB...
18/05/2026

Adeegga Kaafiye Plus wax dhaama la waa! ๐Ÿ”ฅ

Macmiil, ku xidhnow Somtel, kuna xidhnow asxaabtaada.

๐Ÿ’› $0.5 = 1.2GB
๐Ÿ’› $1 = 2.5GB

Kaga shubo eDahab adigoo garaacaya *101 #.

Somtel โ€” The Peopleโ€™s Network.

Address

Howlwadaag Street, Bakara Market Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somtel Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somtel Somalia:

Share