Maan-shiil Institute

Maan-shiil Institute Xarun bixisa Math & English tayo sare leh. Spoken English | Diyaarinta Imtixaanka
Faham fudud • Layli joogto ah • Qiimeyn bil kasta.

Hadaba is diiwaan-geli hadda oo kor u qaad aqoontaada.

Surah 1 ❤️ Sii faafi ❤️
23/10/2025

Surah 1 ❤️

Sii faafi ❤️

Nabigu NNKH wuxuu yidhi waxaa la soo bandhigaa acmaasha adoomada maalinka isniinta iyo maalinta khamiista.
16/10/2025

Nabigu NNKH wuxuu yidhi waxaa la soo bandhigaa acmaasha adoomada maalinka isniinta iyo maalinta khamiista.

Jumma Mubarak ❤️
02/10/2025

Jumma Mubarak ❤️

Waxaan idin sameynaynaa Baqtiyaa Nasiib xiiso leh oo aad ku guuleysan kartaan adeegyo Graphic Design Packages FREE ah ✨S...
12/09/2025

Waxaan idin sameynaynaa Baqtiyaa Nasiib xiiso leh oo aad ku guuleysan kartaan adeegyo Graphic Design Packages FREE ah ✨

Shuruudaha ka qeybgalka:

1️⃣ Follow page-kan
2️⃣ Like & Share post-kan
3️⃣ Tag 3 saaxiibadaa comments-ka
4️⃣ Soo qor tirada ay ku xusan tahay nasiibka (1 ilaa 100) qeybta commentska kusoo qor

5-ta qof ee ugu horreeya ee si sax ah u garta shuruudahana buuxiya ayaa ah guuleystayaasha
waana ku dhawaaqi doonnaa guuleystayaasha. Nasiib Wacan

20 ka mid ah naqshadihii aan sameeyay 2025-kii.
08/08/2025

20 ka mid ah naqshadihii aan sameeyay 2025-kii.

يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَاةِ مِنْ يَوْمِ ٱلْجُمُعَةِ فَٱسْعَوْا إِلَىٰ ذِكْرِ ٱللَّهِ وَذَرُ...
08/08/2025

يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا إِذَا نُودِيَ لِلصَّلَاةِ مِنْ يَوْمِ ٱلْجُمُعَةِ فَٱسْعَوْا إِلَىٰ ذِكْرِ ٱللَّهِ وَذَرُوا ٱلْبَيْعَ ۚ ذَٰلِكُمْ خَيْرٌۭ لَّكُمْ إِن كُنتُمْ تَعْلَمُونَ
"Kuwa xaqa rumeeyow, marka salaadda Jimcaha lagu yeedho, u degdega xuska Eebbe oo ka taga ganacsiga, taasina waa idiin kheyr haddii aad ogtihiin."
[Suuradda Al-Jumu‘ah: 9] ❤️

Surat Aali-Cimraan (3), Aayadda 139:"وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ"Tar...
06/08/2025

Surat Aali-Cimraan (3), Aayadda 139:

"وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ"

Tarjumaadda Af Soomaaliga:
"Ha daciifinina, hana murugoonina, idinkaa sarreeya haddii aad mu'miniin tihiin."

Aqoonyahanku waa midka yaqaana rabigiisa, aakhiran yaqaana, adduunkana ka samayn kara isbadal. ❤️ Nagu soo biir oo ka mi...
05/08/2025

Aqoonyahanku waa midka yaqaana rabigiisa, aakhiran yaqaana, adduunkana ka samayn kara isbadal. ❤️
Nagu soo biir oo ka mid noqo Saaxiibadeena ❤️

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maan-shiil Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share