Rajo Technology Group

Rajo Technology Group Hoyga hormarinta technology yada

كل عام وانتم بخير
01/05/2022

كل عام وانتم بخير

Shirkada rajo technology groupWaxey qiimo dhimis kugu sameenee laga bilaawo shacbaan ilaa iyo ramadaanka  1 sameenta xay...
11/03/2021

Shirkada rajo technology group
Waxey qiimo dhimis kugu sameenee laga bilaawo shacbaan ilaa iyo ramadaanka

1 sameenta xayeysiinada $100
2 loogooyinka astaamaha ah $10
3 naqshadaha guryaha qeebihiisa kala duwan$200
4 muqaalada hordhacyada $10
5 diyaarinta documentaryada $150

Ka faa'ideesi wacan

Asxaabtaada lasii wadaag

Naqshado qurxoon iyo xayeysiimo nooc walba ah Nagu dooro riyadaada inan kuu rumeenomar walba
05/03/2021

Naqshado qurxoon iyo xayeysiimo nooc walba ah
Nagu dooro riyadaada inan kuu rumeeno
mar walba

Shirkada RAJO TECHNOLOGY GROUP waxey idin soo kirdhisey naqshadeenta apartmentiyada iyo design nada guryaha noocyadoda k...
24/02/2020

Shirkada RAJO TECHNOLOGY GROUP waxey idin soo kirdhisey naqshadeenta apartmentiyada iyo design nada guryaha noocyadoda kala duwan iyo muuqalada architecture oo 4K ah

Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp 613357809

14/06/2019

Arji qabashada waxey bilaawanesa 13/6/2019
Waxeyna ku egthy 13/7/2019

Rajo technology group waxey dhamaan ardey Jecel barashada maadooyiinka technology ugu bishaareneysaa in ay bilaawatey is...
01/02/2019

Rajo technology group waxey dhamaan ardey
Jecel barashada maadooyiinka technology ugu bishaareneysaa in ay bilaawatey isdiiwaan gelinta fasalada 1aad/koowaad
Cashirada waxey bilaawan doonaan
15 February insha allah
Wixii faafaahin ah naga so wac
WhatsApp 613357809 ama 📞0615319151

Address

Degmada Wadajir GA Buulxubey
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

00252613357809

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Technology Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rajo Technology Group:

Share