12/04/2026
Asc,Dadka Soomaaliyeed.
"SC&DDS" waa aragti-hoggaamineed oo qeexaysa isbeddelka degdegga ah ee loo baahan yahay in lagu sameeyo nidaamka siyaasadeed ee dalka. (Fadlan nagu soo biir).