Adwaar Technologies

Adwaar Technologies Established in 2017, Adwaar Technologies, formerly Cawaale ICT, is a Somali-based software company that has made significant strides in the realm of ICT.

Headquartered in Mogadishu, Adwaar Technologies has consistently delivered innovative ICT solutions.

Shirkadda Adwaar Tech waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda. Alle ha ...
26/05/2026

Shirkadda Adwaar Tech waxay dhammaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka yeelo kuwo ku ciida nabad, caafimaad iyo farxad.


๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป.Berri oo Talaado ahna waa maalinka 9แตƒแตƒแตˆ ee bisha Carrafo oo ay Xujeyd...
25/05/2026

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ท๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป.
Berri oo Talaado ahna waa maalinka 9แตƒแตƒแตˆ ee bisha Carrafo oo ay Xujeydu taagan yihiin Banka Carrafo.

Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weyddiiyay soonka maalinta Carrafo?

Wuxuu yiri: "Waxaa lagu dhaafaa dembigii Sannadkii tegay iyo dembiga sannadka soo socda.

Allaha inaga dhigo kuwii Ka faa'iideysta kheyrka.

Dunida maanta AI waxay noqotay awood cusub oo beddeleysa shaqooyinka, ganacsiga, iyo nolol maalmeedka.Laakiin suโ€™aashu w...
20/05/2026

Dunida maanta AI waxay noqotay awood cusub oo beddeleysa shaqooyinka, ganacsiga, iyo nolol maalmeedka.

Laakiin suโ€™aashu waa:
โ“ Ma tahay qatar laga baqo?
โœ… Mise waa fursad cusub oo lagu hormaro?

Qofkii AI bartaa maanta, wuxuu noqon karaa hogaamiyaha berri.
Teknoolojiyadda ha ka cararin โ€” ka faaโ€™iideyso.


Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ka mid noqonno ka qeybgalayaasha bandhigga tiknoolojiyadda iyo garaadka gacmeedka ...
18/05/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan ka mid noqonno ka qeybgalayaasha bandhigga tiknoolojiyadda iyo garaadka gacmeedka ee ugu weyn gobolka, Taas oo ay soo qabanqaabiyeen ๐—”๐—œ ๐—˜๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜†๐˜๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐—ซ ๐—š๐—œ๐—ง๐—˜๐—ซ ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Munaasabaddan caalamiga ah waxay isu keeni doontaa hal-abuurayaal, shirkado tiknoolojiyadeed, maalgashadayaal iyo hoggaamiyeyaal ka kala socda dunida oo dhan, si looga wada hadlo mustaqbalka AI, hal-abuurka tiknoolojiyadda iyo isbeddelka dijitaalka ah ee caalamka.







Adwaar Technologies waxay hambalyo u direysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan hayโ€™adaha ICT-ga, kadib markii Soomaali...
17/05/2026

Adwaar Technologies waxay hambalyo u direysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan hayโ€™adaha ICT-ga, kadib markii Soomaaliya ay noqotay dalka 1-aad ee ugu kobaca badan dhanka ICT.

Laga soo bilaabo 0.0 (2007) ilaa 77.5 (2024) โ€” waa horumar muujinaya mustaqbal dijitaal ah oo xooggan.

Adwaar Technologies waxay sii wadaysaa:
๐Ÿ’ก Digital transformation
๐Ÿ“ฑ Mobile app development
๐ŸŒ Tech solutions

Mustaqbalka waa dijitaal โ€” annagaa wada dhiseyna.

She is more than a mother. Through love, care, and sacrifice, she raises children and builds strong futures. Her efforts...
10/05/2026

She is more than a mother. Through love, care, and sacrifice, she raises children and builds strong futures. Her efforts today shape the leaders, dreams, and possibilities of tomorrow.

๐’๐ก๐ž ๐๐จ๐ž๐ฌ๐งโ€™๐ญ ๐ฃ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐ซ๐š๐ข๐ฌ๐ž ๐œ๐ก๐ข๐ฅ๐๐ซ๐ž๐ง ,๐ฌ๐ก๐ž ๐›๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ฌ ๐Ÿ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ
๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐— ๐—ผ๐˜๐—ต๐—ฒ๐—ฟโ€™๐˜€ ๐——๐—ฎ๐˜† ๐—ณ๐—ฟ๐—ผ๐—บ ๐—”๐—ฑ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐—ถ๐—ฒ๐˜€

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ โ€“ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐€๐ซ๐ญ ๐ƒ๐š๐ฒMaanta waa Maalinta Farshaxanka Aduunka Maalin lagu xuso hal-abuurka, hibada iyo quruxda maskaxd...
15/04/2026

๐Ÿ๐Ÿ“ ๐€๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ โ€“ ๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐€๐ซ๐ญ ๐ƒ๐š๐ฒ
Maanta waa Maalinta Farshaxanka Aduunka
Maalin lagu xuso hal-abuurka, hibada iyo quruxda maskaxda biniโ€™aadamka.
Farshaxanku waa luqad mideysa dunida

19/03/2026

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™
waxay idiin rajaynayaan Ciid barakaysan
oo ku suntan horumar, nabad iyo guul.

Sakaatul Fidriga waa sadaqo gaar ah oo la bixiyo dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaa la waajibiyay sanadkii l...
19/03/2026

Sakaatul Fidriga waa sadaqo gaar ah oo la bixiyo dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaa la waajibiyay sanadkii labaad ee Hijriyada,
Waana waajib saaran Muslim kasta rag iyo dumar, yar iyo weyn si loo nadiifiyo soonka qofka bixiyay sakada fidriga loona caawiyo dadka baahan.

๐ŸŒ™ Tobanka Dambe ee RamadaanWaxaan galnay maalmaha ugu fadliga badan Ramadaan.Waxaa ku jira Laylatul Qadriga โ€“ habeen ka ...
14/03/2026

๐ŸŒ™ Tobanka Dambe ee Ramadaan

Waxaan galnay maalmaha ugu fadliga badan Ramadaan.
Waxaa ku jira Laylatul Qadriga โ€“ habeen ka khayr badan 83 sano iyo 4 bilood.

๐Ÿคฒ Aan badinno:
โ€ข Ducada
โ€ข Cibaadada
โ€ข Qurโ€™aan akhriska

Allaha na waafajiyo barakada Laylatul Qadriga.

Address

Adwaar Technologies, Opposite FPENS, Abdiqasim Road, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adwaar Technologies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Adwaar Technologies:

Share