SOSTEC

SOSTEC We are the Largest and first Technology service provider and Somalia's leading ICT giant.

SOSTEC is a largest technology services provider in Horn of Africa, company has different branches in Somaliland,Somalia. We providing high quality web design services and web designing services. We also specialize in software Application Development for all popular systems,also we provide high quality streaming for Radio & TV.

Jimco Wanaagsan
02/10/2026

Jimco Wanaagsan

Ganacsigaaga keliya ma dhisno. Waxaan kula dhisnaa mustaqbalkiisa.SOSTEC waxaad ka helaysaa teknoolojiyad, xog cad iyo t...
30/09/2026

Ganacsigaaga keliya ma dhisno. Waxaan kula dhisnaa mustaqbalkiisa.

SOSTEC waxaad ka helaysaa teknoolojiyad, xog cad iyo taageero joogto ah oo kaa caawisa inaad ganacsigaaga si kalsooni leh u kobciso.

Xog cad. Goโ€™aan sax ah. Taageero kula socota.

๐Ÿ“ฒ WhatsApp: 0617717070

๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐ค๐จ๐›๐œ๐ข ๐ž๐ƒ๐”๐‘๐ƒ๐”๐‘Hal meel kaga maamul iibka, xisaabaadka, kaydka iyo warbixinnada ganacsigaaga si aad goโ€™aan...
29/09/2026

๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐ค๐จ๐›๐œ๐ข ๐ž๐ƒ๐”๐‘๐ƒ๐”๐‘

Hal meel kaga maamul iibka, xisaabaadka, kaydka iyo warbixinnada ganacsigaaga si aad goโ€™aanno sax ah u qaadato.

Ku habboon:
Ganacsi kast suda Supermarket,Pharmacy,Electronics iwm

๐Ÿ“ฒ Hadda dalbo: 0612717070

Jimco Mubaarak
25/09/2026

Jimco Mubaarak

๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐จ ๐ฆ๐š ๐š๐ก๐š.Ganacsi badan wuxuu u maleeyaa in iib badan uu la mid yahay faaโ€™iido badan, b...
24/09/2026

๐‹๐š๐œ๐š๐  ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐ฅ๐›๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐จ ๐ฆ๐š ๐š๐ก๐š.

Ganacsi badan wuxuu u maleeyaa in iib badan uu la mid yahay faaโ€™iido badan, balse xaqiiqadu sidaas ma aha.

Faaโ€™iidada dhabta ah waxaa lagu ogaadaa marka la isku daro:
โ€ข iibka
โ€ข kharashaadka
โ€ข deymaha
โ€ข kaydka
โ€ข iyo warbixinnada saxda ah

eDURDUR POS System wuxuu kaa caawinayaa inaad si cad u fahamto xaaladda ganacsigaaga, si aad goโ€™aan sax ah u qaadato.

๐Ÿ“ฒ Nagala soo xiriir WhatsApp: 0617717070

๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง-๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐จ. ๐ŸŒMagaca ganacsigaaga online-ka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah aqoonsigaaga digital-ka. Ku bil...
23/09/2026

๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง-๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐จ. ๐ŸŒ

Magaca ganacsigaaga online-ka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah aqoonsigaaga digital-ka. Ku bilow domain kuu gaar ah, kuna xiro hosting lagu kalsoonaan karo.

Markaad qaadato ๐‡๐ข๐ฅ๐ข๐ง ๐‡๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐ , waxaad heli kartaa ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง si aad ganacsigaaga online uga bilowdo si fudud.

๐Ÿ“ž 0617717070
๐ŸŒ http://tinyurl.com/HilinHosting

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐ž๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐š๐ญ๐จ.Markaad SOSTEC adeeg ka iibsato, waxaad sidoo kale helaysaa ๐๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š, ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ...
22/09/2026

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐ฎ ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐ž๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐š๐ ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐š๐ญ๐จ.

Markaad SOSTEC adeeg ka iibsato, waxaad sidoo kale helaysaa ๐๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š, ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐š๐ ๐ข๐, ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐จ ๐Ÿ๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐จ, ๐œ๐ฎ๐ฌ๐›๐จ๐จ๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐ฐ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐š๐ก.

Waxaan rabnaa in adeegga aad qaadato uu si dhab ah kuu shaqeeyo, annaguna aan kula sii soconno marka aad taageero u baahan tahay.

๐€๐๐ž๐ž๐  ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐ž๐ž๐ฒ๐š. ๐“๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š.

๐Ÿ“ž 0617717070
๐ŸŒ www.sostec.so

๐Š๐จ๐›๐œ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ ๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฐ๐š๐๐š๐ฃ๐ข๐ซ ๐š๐ก.

๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐ง๐จ๐จ๐œ๐ž๐ž ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐š๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ? ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ-๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐š๐š.SOSTEC Technologies waxay kuu diyaarisay systems casri ah...
21/09/2026

๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข ๐ง๐จ๐จ๐œ๐ž๐ž ๐š๐ก ๐š๐ฒ๐š๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ž๐๐š๐ก๐š๐ฒ? ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ-๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐ก๐š๐ฒ๐ง๐š๐š.

SOSTEC Technologies waxay kuu diyaarisay systems casri ah oo kaa caawinaya inaad si fudud u maamusho:

๐Ÿฌ Carwadaada
๐Ÿ›’ Dukaankaaga
๐Ÿ’Š Pharmacy-gaaga
๐Ÿฝ๏ธ Maqaayaddaada
๐Ÿจ Hotel-kaaga
๐Ÿฅ Goobtaada Caafimaad
๐Ÿ–‹๏ธ Nootaayadaada
๐Ÿซ School-kaaga

Sidoo kale ganacsigaaga online ka dhig adigoo helaya ๐‡๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ง๐  + ๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง + ๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง waxaana kuu dheer ๐…๐ซ๐ž๐ž ๐ƒ๐จ๐ฆ๐š๐ข๐ง iyo website xawaare leh.

๐ŸŽ Free Demo dhammaan system-yada
๐Ÿ“ž 0617717070

Caawin 24/7 โ€ข Ammaan โ€ข Lagu kalsoonaaday

๐’๐Ž๐’๐“๐„๐‚ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐ž๐ฌ
Teknoolojiyad fudud. Maamul sahlan. Kobac joogto ah.

๐Ÿš€ Website Hosting Lagu Kalsoonaan Karo!SOSTEC Technologies waxay ku siinaysaa Web Hosting degdeg ah, tayo sare leh, oo l...
17/09/2026

๐Ÿš€ Website Hosting Lagu Kalsoonaan Karo!

SOSTEC Technologies waxay ku siinaysaa Web Hosting degdeg ah, tayo sare leh, oo la isku halayn karo si website-kaagu u shaqeeyo mar walba, adigana aad u hesho xasillooni buuxda.

โœ… Xawaare Sare
โœ… Tayo Leh
โœ… Degdegsiimo
โœ… Caawinta macaamiisha mar walba

SOSTEC Web Hosting Dooqa koowaad #1 ee macamiisha.

๐Ÿ“ž Hadda nala soo xiriir: 0617717070

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐’๐ข ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ. Iibka, xisaabta, kaydka, deymaha iyo hawlaha maalinlaha ah hal meel kaga ...
09/09/2026

๐’๐ฎ๐›๐š๐ฑ ๐–๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง, ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š ๐’๐ข ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ.

Iibka, xisaabta, kaydka, deymaha iyo hawlaha maalinlaha ah hal meel kaga maamul ๐ž๐ƒ๐”๐‘๐ƒ๐”๐‘.

โœ… Maamul fudud
โœ… Xog cad
โœ… Shaqo habeysan
โœ… Goorkasta, meel kasta

๐ž๐ƒ๐”๐‘๐ƒ๐”๐‘ โ€” ๐—๐š๐ฅ๐ค๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐š๐š๐๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š.
Nala soo xariir 0617717070

Address

Maka Al Mukaramah Road, Trepiano
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612717070

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOSTEC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOSTEC:

Shortcuts

Share