22/04/2025
๐๐ซ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐ก๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ง๐๐๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐ ๐๐ญ๐๐ซ-๐๐ข๐ง๐ค ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐ ๐๐ฅ๐ข ๐ซ๐๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ ๐ ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ.
Shakiga Starlink, FBI, iyo NATO waa mid si dhab ah u taagan, waxaana jira dood badan oo caalami ah oo arrintan ku saabsan, gaar ahaan marka la eego:
โข Dowladaha Reer Galbeedka iyo xakamaynta teknolojiyadda.
โข Fursadda ay haystaan hayโadaha sirdoonka (FBI, CIA, NSA iwm) inay helaan xogaha ka soo gudba Starlink oo hada la filaayo in soomaLiya laga hawlgaliyo.
โข Isticmaalka military iyo sirdoon ee shirkado gaar loo leeyahay sida SpaceX.
๐: Hadaba aan ku fahansiiyo qodobadda shakiga badan keenay โ๏ธ
1. Xiriirka Starlink la leedahay dowladda Mareykanka & FBI
SpaceX, shirkadda iska leh Starlink,waxaa jiro xariir ay la leedahay:
โข Qandaraasyo ciidan iyo amni oo waaweyn oo ay la leedahay Pentagon-ka iyo hayโado sirdoon sida FBI iyo NSA.
โข Qaar ka mid ah dayax-gacmeedyada Starlink waxaa loo adeegsadaa ujeeddooyin sirdoon iyo military (Military Spy, sida ilaalinta diyaaradaha ciidan, xiriirka sirta ah, iyo sahminta meelaha fog.
Tusaale cad:
Pentagon waxay si toos ah u maalgelisay adeegyada Starlink ee Ukraine si loogu adeegsado dagaalka, taas oo muujinaysa xiriirka qoto dheer ee Starlink la leedahay dowladda Mareykanka iyo hayโadaha amni.
2. NATO iyo Isticmaalka Starlink
NATO waxay si cad u sheegtay inay:
โข U aragto Starlink inuu yahay โcritical communication toolโ (qalab muhiim ah oo isgaarsiin ah).
โข U adeegsato dayax-gacmeedyada sida Starlink si ay u xoojiso isgaarsiinta ciidan ee gobolka Bariga Yurub iyo xitaa Afrika.
Tusaale:
2023, NATO waxay taageertay mashruucyo lagu balaariyay adeegyada Starlink si ay u fududeyso isgaarsiinta milatari ee xuduudaha Ukraine iyo wadamo kale oo xuduud la leh Ruushka.
3. Shakiyaasha Caalamka iyo Digniinta ay Dowlado Qaarkood Bixiyeen
Waxaa jira dowlado dhowr ah oo si cad u sheegay:
โข Shiinaha: wuxuu sheegay in Starlink uu yahay โnetwork military spyโ oo la mid ah satellite-yada basaaska.
โข Russia: waxay sheegtay in Starlink uu qeyb ka yahay dagaalka sirdoonka Mareykanka, waxayna marar badan ku hanjabtay inay bartilmaameedsan doonaan.
โข Iran iyo North Korea waxay mamnuuceen adeegsiga Starlink iyagoo ku tilmaamay โqalab basaasnimoโ.
La soco part2 ๐