Nidwa ICT

Nidwa ICT kusoo dhawoow Gacmo Furan Iyo Adeeg Hufan

Ramadaan Mubaarak.hambalyo Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheyna iyo bahda ganacsiga bilashada bisha b...
17/02/2026

Ramadaan Mubaarak.

hambalyo Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheyna iyo bahda ganacsiga bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. πŸŒ™

Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ku sooma caafimaad, nabad, barwaaqo iyo cibaado suuban, Bishaan khayrka badan ha noqoto mid Aan ku Soono wadajir, daacadnimo iyo horumar

Rid́wa Laundry Management SystemSystem casri ah oo fududeynaya diiwaangelinta macaamiisha, xisaabinta adeegyada, iyo maa...
30/12/2025

Rid́wa Laundry Management System
System casri ah oo fududeynaya diiwaangelinta macaamiisha, xisaabinta adeegyada, iyo maareynta guud ee laundry & ironing.
Waxa uu kaa caawinayaa inaad si hufan u maamusho shaqadaada, u yareyso khaladaadka, isla markaana u kordhiso wax-soo-saarka ganacsigaaga.
πŸ“Œ Ku habboon: Laundry-yada yar iyo kuwa waaweynba
πŸ“Š Warbixin & xisaab cad
βš™οΈ Isticmaal fudud & system casri ah
Waxaa diyaariyey: Nidwa ICT Solutions
πŸ“ž +252 61 8800597 | +252 61 3213138

́waSystem




πŸ“Š Teacher Attendance & Class Management SystemKu maaree xaadirinta macallimiinta iyo casharrada ay bixinayaan si casri a...
29/12/2025

πŸ“Š Teacher Attendance & Class Management System
Ku maaree xaadirinta macallimiinta iyo casharrada ay bixinayaan si casri ah, degdeg ah, kuna kalsoonaan leh.
System-kan wuxuu kuu sahlayaa:
βœ… Diiwaangelinta xaadirinta macallinka
βœ… La socodka casharrada uu bixinayo
βœ… Yaraynta khaladaadka iyo waraaqaha
βœ… Horumarinta maamulka dugsiga

πŸš€ Ku habboon dugsiyada, machadyada & jaamacadaha

πŸ’» Tignoolajiyad casri ah – Maamul hufan

πŸ“ž Nala soo xiriir: +252 61 8800597





πŸŽ“ Ramaal System – Xalka Casriga ah ee Maamulka DugsiyadaWaxaan fududeynaynaa la socodka macallimiinta, attendance & imaa...
27/12/2025

πŸŽ“ Ramaal System – Xalka Casriga ah ee Maamulka Dugsiyada
Waxaan fududeynaynaa la socodka macallimiinta, attendance & imaanshaha, casharrada bixinta iyo waqtiga, iyo warbixin degdeg ah.
πŸš€ Ku hormari dugsigaaga nidaam hufan oo casri ah.
πŸ“ž La xiriir Nidwa ICT Solutions maanta.








Jumca Mubaarak 🀍Nidwa ICT Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada u rajaynaysaa Jumco barakeysan, nabad iyo...
19/12/2025

Jumca Mubaarak 🀍
Nidwa ICT Solutions waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada u rajaynaysaa Jumco barakeysan, nabad iyo horumar leh.
Ha idin noqoto maalin kheyr badan.







15/12/2025

πŸ’Š SAMIR Pharmacy Management System πŸ’»

Ma rabtaa in farmashiyahaagu noqdo mid casri ah, hufan, oo faa’iido badan?

✨ Samir PMS wuxuu kuu fududeynayaa:
βœ… Maareynta daawooyinka
βœ… Stock & expiry alerts (daawo dhacaysa ogow waqtigeeda)
βœ… Iib & xisaab otomaatig ah
βœ… Reports cad oo go’aan sax ah kaa caawinaya
βœ… System fudud oo sahlan in la isticmaalo

πŸš€ Yaree qaladaadka, badbaadi waqti, kordhi faa’iidada
πŸ“ˆ Ku habboon farmashiyo waaweyn & kuwo yaryar

πŸ“² Nala soo xiriir +2526 18800597
πŸ”₯ Mustaqbalka farmashiyahaaga maanta bilow!







Address

Benaadir
Mogadishu
252

Telephone

+252613858524

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nidwa ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share