Somlink Telecom

Somlink Telecom SomLink Telecom is a Somalia's leader in integrated communication. We target to be the preferred last-mile solutions provider in the country.

We Are Licensed Mobile Network Operator By National Communications Authority To Provide Data, Voice And Connectivity Services In Somalia, With Over 10 Years Of Service In the Region. To be a leader in the wireless broadband industry in Somalia, by providing one-stop cost effective data, voice, video and other value added services for all your communication needs. By identifying trends and opportunities that address facing wireless service providers in Somalia, we are able to provide rapid deployment of last mile connectivity via efficient backhaul infrastructure. To achieve this objective, we recognize the need to enable ubiquitous wireless broadband connectivity across the region. Our ultimate aim is to be consistently recognized for quality next-generation products and services

29/09/2026

๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐—ธ ๐—š๐—ถ๐—š๐—ฎ๐—™๐—ถ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ Dhameystirka farxadda Gurigaaga.
Maanta soo gasho gurigaaga ama goobtaada shaqo fiber optic internet ugu xawaaraha sareeya soomaaliya.
Soo gelinta waa bilaash !
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama 640 000 153

26/09/2026

Si sahlan u iibso xirmooyinka SomLink Telecom oo garaac *544 # kadib ka dooro xirmada aad u jeceshahy Sida.
โ–ช๏ธ๐—ž๐˜‚๐—น๐—บ๐—ถ๐˜€
โ–ช๏ธ๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐˜†๐—ฒ
โ–ช๏ธ๐—ฃ๐—ฟ๐—ผ๐—บ๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€
๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir:
153 ama 640 000 153

26/09/2026

๐Ÿคฉ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—Ÿ๐—ถ๐—ป๐—ธ ๐—ฒ๐—ฆ๐—ถ๐—บ
Adeegso mobile kaaga simcard la'aan oo hel somlink eSim bilaash ah.
Ku shubo $15 oo hel 30maalin 4G Mobile Internet + Ku hadal aan xadlaheyn. Kaga shubo *544 #
Faahfaahin naga soo wac 640 000 15

๐Ÿ“ฒ Hubinta Haraagaaga SomLinkSaan Lee Maahinoo garaac *122 # โœจSi fudud u hubi haraagaaga wakhti kasta iyo meel kasta.โ˜Ž๏ธ F...
26/09/2026

๐Ÿ“ฒ Hubinta Haraagaaga SomLink
Saan Lee Maahinoo garaac *122 # โœจ
Si fudud u hubi haraagaaga wakhti kasta iyo meel kasta.

โ˜Ž๏ธ Faahfaahin dheeri ah kala xiriir:
153 ama 640 000 153

26/09/2026

๐Ÿ”ฅ Xirmooyin Casri ah Internet & ku hadal wada socda.
$0.5 Hel 24 Saac Internet + Ku hadal aan xad lahayn
$1 Hel 48 Saac Internet + Ku hadal aan xad lahayn
๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeri ah kala xiriir:
153 ama 640 000 153

24/09/2026

๐ŸคฉBal kawaran hadii aad haysato Simcard-ka shirkadda Somlink Telecom?
$1= 4GB+150Min+70SMS
$1= 3GB+3GB ama
$1= Unlimited Internet 48Hr.
Kala xulo dooqaaga.
Si aad u iibsato kaga shubo eBesa *770 # ama Airtime ubadal Data *544 # Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama wa.me/252640000153

Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta ka qaybgalnay SOMIPEX 2026  Bandhigga Wax-soo-saarka iyo Warshadaha Soomaaliyeed (Ma...
22/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta ka qaybgalnay SOMIPEX 2026 Bandhigga Wax-soo-saarka iyo Warshadaha Soomaaliyeed (Made in Somalia), oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Bandhigga ayaa lagu soo bandhigay wax-soo-saarka gudaha iyo waxyaabaha ay soo saaraan ganacsatada iyo warshadaha Soomaaliyeed , iyadoo diiradda lagu saaray dhiirrigelinta wax-soo-saarka dalka, kobcinta ganacsiyada Soomaaliyeed iyo taageeridda horumarka dhaqaale ee dalka.

Taageeridda wax-soo-saarka gudaha waa mid ka mid ah mudnaanteena, waxaana aaminsanahay in helitaanka Internet xawaare sare leh oo la isku halleyn karo uu yahay aas-aaska horumarka ganacsiga iyo shaqada casriga ah.

Intii uu socday bandhigga, SomLink Telecom waxay ganacsatada la wadaagtay adeeggeeda Fiber Optic Internet-ka xawaaraha sare leh, kaas oo u sahlaya ganacsiyada inay si hufan u qabtaan howlahooda shaqo, una helaan adeeg Internet oo degdeg ah, deggan oo la isku halleyn karo.

SomLink Telecom Garab istaagga ganacsiga, hal-abuurka iyo horumarka Soomaaliya.

SomLink eSIM Soo Dalbo Adigoo Joogtid Goobtaada.Adeegso mobile kaaga simcard la aan.โ™พ๏ธ Iibso xirmooyin Unlimited ah oo k...
21/09/2026

SomLink eSIM Soo Dalbo Adigoo Joogtid Goobtaada.
Adeegso mobile kaaga simcard la aan.
โ™พ๏ธ Iibso xirmooyin Unlimited ah oo ku habboon baahidaada Dial *544 #

โœ… Si fudud u dalbo SomLink eSIM adigoo jooga gurigaaga, xafiiskaaga, ama meel kasta oo aad joogto.

๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir:
153 ama wa.me/252640000153

SomLink eSIM โ€“ Xiriir Casri ah, SimCard La'aan. See less

๐Ÿ“ถ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ ๐—”๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป.Xirmo xiriir ah Unlimited Internet $0.5 ku hel 24Saac unlimited Mobile internet Data+Voice+SMS$1 k...
21/09/2026

๐Ÿ“ถ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ ๐—”๐—ฎ๐—ป ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฒ๐˜†๐—ป.
Xirmo xiriir ah Unlimited Internet
$0.5 ku hel 24Saac unlimited Mobile internet Data+Voice+SMS
$1 ku hel 48Saac unlimited Mobile internet Data+Voice+SMS
Kaga shubo *544 #

๐Ÿ“ž Faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir:
153 ama640 000 153

21/09/2026

โœจ๏ธ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—บ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—น๐—ฒ๐—ต.
Kulmis Kulanso Dhamaan
๐Ÿ›œ Data
๐Ÿ”Š Voice
๐Ÿ’ฌ SMS
Iibso xirmo kuugaar ah
Kushubo
$1 oo hel 4GB+150Min+70SMS.
$5 oo hel 13GB+500Min+SMS200.
Si aad u iibsatid garaac *544 # ama nagasoo wac 640 000 153

Address

Wadada Taleex, Hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somlink Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somlink Telecom:

Shortcuts

Share