Hilaac Cleaning Services

Hilaac Cleaning Services In la hubiyo guryo iyo goobaha shaqo oo nadiif ah, caafimaad leh, kana badbaadsan cayayaan halis ah sida kaneeco, baranbaro, jiir iyo cayayaanka kale.

XUSKA 12-KA MOWLIIDKA NABIGA ﷺبِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِWaxaan si weyn u xusaynaa munaasabadda qiimaha badan e...
25/08/2026

XUSKA 12-KA MOWLIIDKA NABIGA ﷺ

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ

Waxaan si weyn u xusaynaa munaasabadda qiimaha badan ee 12-ka Mowliidka Nabigeenna Muxammad ﷺ.

Nabigeennu Muxammad ﷺ wuxuu ahaa tusaalaha ugu wanaagsan ee akhlaaqda, naxariista, dulqaadka, caddaaladda iyo walaaltinimada. Sidaas darteed, xuska Mowliidku wuxuu inoo yahay fursad aan ku xusuusanno Sunnadiisa, akhlaaqdiisa iyo fariintii wanaagsanayd ee uu ummadda u soo gudbiyey.

اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ

Aan ku dadaalno jacaylka Nabiga ﷺ, ku dhaqanka akhlaaqdiisa, badinta saliga iyo salaanta, iyo wanaagga aan kula dhaqmeyno walaalaheenna.

Mowliid Wanaagsan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

صلى الله على محمد، وعلى آله وصحبه وسلم.

22/08/2026

Hilaac Cleaning Services

Hilaac Cleaning Services – Saaxiibkaaga Koowaad ee Nadaafadda

Nadaafad tayo leh, adeeg lagu kalsoonaan karo, iyo deegaan caafimaad qaba—Hilaac Cleaning Services ayaa kuu diyaar ah.

🏠 Guryo | 🏢 Xafiisyo | 🏥 Isbitaallo | 🏬 Goobo ganacsi

Hilaac Cleaning Services – Nadaafad aad ku kalsoonaan karto.

21/08/2026

Jimco wanaagsan

Hilaac Cleaning Services waxay idiin rajaynaysaa Jimco wanaagsan oo barakeysan.

.

FURSAD SHAQO, MARKETINGHILAAC CLEANING SERVICES waxay siinaysaa dhalinyarada fursad shaqo oo dhinaca Marketing-ka ah.Wax...
16/08/2026

FURSAD SHAQO, MARKETING

HILAAC CLEANING SERVICES waxay siinaysaa dhalinyarada fursad shaqo oo dhinaca Marketing-ka ah.

Waxaan raadinaynaa dhalinyaro firfircoon, hal-abuur leh, isla markaana xiisaynaya Marketing, Sales & Social Media.

Deadline-ka codsiga: 01 September 2026

📞 Contact: +252 613883014
📧 Email: [email protected]

Ha seegin fursaddaada!

HILAAC CLEANING SERVICES
“Bilicda goobtaada waa himiladeena-Hilaacna waa hadafkeeda”

Ku soo dhawoow Hilaac Cleaning Services shirkaddaada nadaafadda ee lagu kalsoonaan karo!Waxaad naga heli kartaa adeeg na...
16/08/2026

Ku soo dhawoow Hilaac Cleaning Services shirkaddaada nadaafadda ee lagu kalsoonaan karo!

Waxaad naga heli kartaa adeeg nadaafadeed oo dhammaystiran, tayo sare leh, xirfadeysan, oo ku habboon guryaha, xafiisyada, ganacsiyada iyo xarumaha kala duwan.

Adeegyadayada waxaa ka mid ah:
1. Nadaafadda guryaha
2.Nadaafadda xafiisyada iyo xarumaha
3.Dhaqidda fadhiyada, roogagga & qashinka
4. Waste managementa kala hagaajinta Qashinka.

Hilaac Cleaning Services, Nadaafad, Tayo iyo Mas’uuliyad.
📞 +252 613 883 014

JIMCO WANAAGSAN Hilaac Cleaning Services waxay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan, nabad, caafimaad iyo farxad. 📞 Nala s...
14/08/2026

JIMCO WANAAGSAN

Hilaac Cleaning Services waxay idiin rajaynaysaa Jimco barakeysan, nabad, caafimaad iyo farxad.

📞 Nala soo xiriir: 0613883014

Hilaac Cleaning Services – Bilicda goobtaada waa himiladeena , Hilaacna waa hadafkeeda.

08/08/2026

Ku soo dhawoow Hilaac Cleaning Services!

Ma doonaysaa goob nadiif ah, qurux badan, oo lagu kalsoonaan karo?

Hilaac Cleaning Services waxay kuu haysaa adeeg nadaafadeed oo tayo sare leh, oo loogu talagalay guryaha, xafiisyada, ganacsiyada iyo goobaha kale duwan.

" Bilicdda goobtaada waa himiladeena-Hilaacna waa hadafkeeda"
📞 kala soo xiriir: 0613883014
📍 Waxaan ku joognaa Waaberi, Maka almukarama,Street, near Dabka Shabeelle Tower.

Hilaac Cleaning Services — Nadaafaddu waa Hilaac! ”

01/08/2026

Hilaac Cleaning Services
Tababar lagu Tayeynayo Shaqaalaha – Qeybta 4-aad

Part B.

Si loo xaqiijiyo adeeg tayo sare leh, Hilaac Cleaning Services waxay si guul leh u qabatay Qeybta 4-aad ee tababarka tayeynta shaqaalaha.

Tababarku wuxuu diiradda saaray horumarinta aqoonta, xirfadaha shaqada, iyo adeegga macaamiisha, si loo sii xoojiyo tayada adeegyada ay shirkaddu bixiso.

Hilaac Cleaning Services

Bilicda Goobtaada Waa Himiladeenna.

01/08/2026

Hilaac Cleaning Services

Tababar lagu Tayeynayo Shaqaalaha – Qeybta 4-aad. Part A, and B

Part. A.

Hilaac Cleaning Services waxay maanta qabatay Qeybta 4-aad ee tababarka lagu tayeynayo shaqaalaheeda. Tababarkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada shirkaddu ugu jirto kor u qaadidda xirfadaha, tayada adeegga, iyo hufnaanta shaqaalaha.

Hilaac Cleaning Services
Hilaac Cleaning Services
Bilicda Goobtaada Waa Himiladeenna.

OGEYSIISSHAQO QORISTII WAY XIRANTAYHilaac Cleaning Services waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in shaqo qoristii ay hadda ...
31/07/2026

OGEYSIIS

SHAQO QORISTII WAY XIRANTAY
Hilaac Cleaning Services waxay si rasmi ah u shaacinaysaa in shaqo qoristii ay hadda xirmatay.

Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa dhammaan codsadayaashii soo gudbiyay codsiyadooda iyo kalsoonida ay nagu qabaan.
Mahadsanidiin.

Hilaac Cleaning Services.
."

Address

Waaberi, District, Dabka
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hilaac Cleaning Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share