Hormuud Telecom

Hormuud Telecom The leading telecom provider in Somalia. Empowering lives through cutting-edge technology solutions. We are building a more connected Somalia.
(754)

We provide affordable internet and mobile services to more than 80 percent of the country. Our services help connect rural and urban communities, ensuring they benefit from the fairest rates around. We also champion financial inclusion. Our EVC Plus service is vital to the Somali economy. Backed by the Central Bank, it is used by over 3 million Somalis and helps previously excluded and underserved people build businesses and enjoy the fruits of living in a cashless economy.

Waxaan maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweynay dhakhaatiir ka socota dalka Taliyaaniga, kuwaas oo fulin doona qalliim...
07/06/2026

Waxaan maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweynay dhakhaatiir ka socota dalka Taliyaaniga, kuwaas oo fulin doona qalliimo guud oo loogu tala galay carruurta Soomaaliyeed, gaar ahaan qalliimada kaadi-mareenka iyo taranka.

Qalliimadan waxaa martigelinaya, laguna fulin doonaa Isbitaalka SIMAN ee magaalada Muqdisho, laga billaabo 7-da ilaa 13-ka Juun 2026. Qalliimadan, oo rajo cusub u ah carruur badan oo Soomaaliyeed, waxaa kafaalo-qaaday Hay’adda Hormuud Salaam Foundation, halka isku dubbaridka iyo fududeyntana ay hormuud ka ahayd Maama Adna Macallin Cabdiraxmaan oo deggan magaalada Milano ee dalka Talyaaniga.

Sharaf weyn bay noo tahay in masuuliyiin ka tirsan Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Hormuud Telecom ay magaalada Geneva,...
05/06/2026

Sharaf weyn bay noo tahay in masuuliyiin ka tirsan Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Hormuud Telecom ay magaalada Geneva, Switzerland, uga qaybgalayaan Shirweynaha 114-aad ee Ururka Shaqaalaha Aduunka, oo ay martigelinayso Hay’adda Shaqaalaha Adduunka ee (ILO).

Shirkan, oo soconaya 1-da ilaa 12-ka Juun 2026, waxaa si saddex-geesood ah uga qaybgalaya dowladaha, shaqaalaha, iyo loo-shaqeeyayaasha adduunka. Waxaana diiradda lagu saarayaa horumarinta shaqooyinka, xuquuqda shaqaalaha, iyo mustaqbalka shaqada.

Ka qaybgalka Hormuud Telecom ee shirkan, iyada oo ku matalaysa Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed iyo bahda loo-shaqeeyayaasha Soomaaliyeed, waxa uu ka tarjumayaa sida ay uga go’an tahay horumarinta shaqaalaha, dhiirrigelinta jawi shaqo oo tayo leh, iyo xoojinta iskaashiyada caalamiga ah ee kor u qaadaya koboca dhaqaalaha iyo fursadaha shaqo.

Allah (SWT) waa kan bixiya wax kasta oo aad u baahan tahay noloshaada, waxa uuna addoomadiisa ka quudiyaa meel aysan ka ...
05/06/2026

Allah (SWT) waa kan bixiya wax kasta oo aad u baahan tahay noloshaada, waxa uuna addoomadiisa ka quudiyaa meel aysan ka filayn, sida uu aayaddan inoogu sheegay. Haddaba, si aan u helno Alle (SWT) raalli ahaanshihiisa iyo arzaaqadiisa, aan badinno cibaadadiisa iyo xuskiisa.

04/06/2026

Si aan adeegyadeenna ugu dhoweyno macaamiisha ayaan xarumaheenna ku baahinnay degmo iyo deegaan kasta.

Halkani waa xarunteenna Tabeelaha oo ay si habsami leh uga socodaan howlaha kala duwan ee adeegga macaamiisha.

31/05/2026

Xalay magaaladu waxay u shidnayd Maamuus oo noqday champion-kii internet-ka.

30/05/2026

Ma isweydiisay sida ugu fudud ee aad internet-kaaga ula wadaagi karto asxaabtaada iyo ehelkaaga, meel kasta oo ay joogaan?

Daawo muuqaalkan si aad u ogaato sida uu u shaqeeyo adeegga Wadaag iyo faa’iidooyinka uu kuu leeyahay.

Si aad uga faa’iidaysato adeegga Wadaag, garaac *222*6 #.

Jirka waxaa lagu quudiyaa, laguna koriyaa cuntada iyo cabitaanka, halka ruuxda lagu quudiyo xuska Alle. Nabiga NNKH waxa...
29/05/2026

Jirka waxaa lagu quudiyaa, laguna koriyaa cuntada iyo cabitaanka, halka ruuxda lagu quudiyo xuska Alle.

Nabiga NNKH waxa uu xadiiskan nagu farayaa in carrabkeennu uusan marna ka qallalin xuska Alle. Haddaba, aan badinno Alle bariga.

28/05/2026

Reyreynta munaasabadda iyo damaashaadka farxadda ciidda ee Beerta Xayaat.

28/05/2026

Reyreynta munaasabadda iyo damaashaadka farxadda ciidda ee Beerta Banaadir.

Address

HORMUUD TOWER, AIRPORT Road, WABERI, MOGADISHU
Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

+2521657950

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hormuud Telecom:

Share