Hal-Abuur Solutions

Hal-Abuur Solutions Hal-Abuur waa shirkad soomaaliyeed oo ka shaqeysa dhamaan adeegyada teknolojiyadda sida Software Sol We are all-in-one technology solution for your business

11/12/2021
Ciid Wanaagsan
12/05/2021

Ciid Wanaagsan

Hal-Abuur Solutions waxey idinku hambalyeyneysa curashada bisha barakeysan ee RamadanWaxan idin leenahay Ramadan Kareem ...
12/04/2021

Hal-Abuur Solutions waxey idinku hambalyeyneysa curashada bisha barakeysan ee Ramadan

Waxan idin leenahay Ramadan Kareem dhamaan dadka soomaaliyeed iyo umadda muslimiinta oo dhan.

FG. KA FAAIDEYSO QIIMA DHIMIN 50% BISHA BARAKEYSAN AWGEED

Naqshadeynta website aad u quruxoon waa mid kamid ah shaqooyinka aan u qabano ganacsiyada yaryar iyo kuwa waweynQaar kam...
31/03/2021

Naqshadeynta website aad u quruxoon waa mid kamid ah shaqooyinka aan u qabano ganacsiyada yaryar iyo kuwa waweyn

Qaar kamid Website yada aan horey u naqshadeynay

- www.fenoonstar.com
- www.jubbagelato.com

Website Design For Your Business

Hal-Abuur Solutions + Odoo Accounting SoftwareWaxaan kuu suurtagalineyna in ganacsigaga ku maamusho mid kamid software-d...
30/03/2021

Hal-Abuur Solutions + Odoo Accounting Software

Waxaan kuu suurtagalineyna in ganacsigaga ku maamusho mid kamid software-da ugu caansan dunida.

WE OFFER ODOO ERP ACCOUNTING SERVICES:

- Setup Your Odoo New Accounting Apps
- Set up Accounts, Data Entry, POS, etc.
- Reviewing Financial Statements & Closing of Accounts.
- Training & Capacity Building.
- And More Other.

For more info: WhatsApp +252615284463

Ma ledahay goob waxbarasho oo caqab ma kala kulantay in ardaydaada soo xaadiraan sababo la xariira Covid19?Ma dooneysa i...
27/03/2021

Ma ledahay goob waxbarasho oo caqab ma kala kulantay in ardaydaada soo xaadiraan sababo la xariira Covid19?

Ma dooneysa inaad Online wax ku barto ardaydaada?

Hadaba! Waxan kuu hayna website dhameystiran oo ay ardayda ka iibsan karaan courses-kaaga, sidokale aad ku bixin karto casharo toos (live) ah.

Wixii faahfahin nagala soo xiriir WhatsApp: +252615284463

Ma dooneysaa in online wax ku iibiso? 🤔Hal-Abuur waa halka ugu haboon ee kuu hirgalin karta riyadaada.Dalbo Application-...
22/03/2021

Ma dooneysaa in online wax ku iibiso? 🤔

Hal-Abuur waa halka ugu haboon ee kuu hirgalin karta riyadaada.

Dalbo Application-kaga oo ganacsigaga ka dhig mid casri ah.

Wixii faahfahin intaas dheer nagala soo xiriir WhatsApp: +252615284463

eHospital - Hospital Management SystemKu maamulo hospital-kaaga system online casri ah oo haku fududeyo howlahaga maalin...
18/03/2021

eHospital - Hospital Management System

Ku maamulo hospital-kaaga system online casri ah oo haku fududeyo howlahaga maalinlaha ah.

Wixii faahfahin WhatsApp: 0615284464

E-SIGN - ONLINE INVOICING SYSTEMeSign waa system aad ku maamulo karto ganacsigaaga adiga oo ka  abuuran kara Invoice, Qu...
14/03/2021

E-SIGN - ONLINE INVOICING SYSTEM

eSign waa system aad ku maamulo karto ganacsigaaga adiga oo ka abuuran kara Invoice, Quotation Iyo Proposal

Invoice-ka aad abuurto hadii aaan lacagtiisa la bixin system-ka waxuu ku siinayaa waxbixinta lacagaha aan la bixin (unpaid invoices) iyo kuwa la bixiyay oo ukala daabacan daily, monthly iyo yearly.

WhatsApp: https://wa.me/252615284463

Daryeel Pharmacy Management SystemOur Modern Online Easy To Use Pharmacy Software Has Important Features Included:- Medi...
15/02/2021

Daryeel Pharmacy Management System

Our Modern Online Easy To Use Pharmacy Software Has Important Features Included:

- Medicine Management System
- POS & Invoice System with Print
- Medicine Inventory Control
- Medicine Stock Report
- Income & Expense Report
- Supply & Purchase Report
- Complete Accounts System

For more info: https://wa.me/252615284463

Smart ERP - Accounting & Inventory SolutionBarnamijkan waxaa uu kaa caawinaayaa inaad si fudud ula socoto dhaqdhaqaaqa g...
03/02/2021

Smart ERP - Accounting & Inventory Solution

Barnamijkan waxaa uu kaa caawinaayaa inaad si fudud ula socoto dhaqdhaqaaqa ganacisagaga sida Inventory, Accounts, Debt Customers, Purchase iyo IWM.

Software-ka oo aad ku heli karto Online & Offline waxaa loo isticmaali karaa ganacisiyadda sida Shops, Supermarket, Electronic & Spare Parts.

For more info: https://wa.me/252615284463

Address

Bakaraha
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-Abuur Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hal-Abuur Solutions:

Share