08/10/2026
TESLA Electronics ❄️
Ma u baahan tahay Air fryer tayo sare leh oo kuu karin kara hilibka, kalluunka, cabitaannada iyo cuntooyinka kale saliid la’aan?TESLA Electronics waxay kuu haysaa air fryer casri ah oo aad ku karsankarto cuntooyinkaaga saliid la’aan
✅ karin degdeg ah
✅ Koronto isticmaal yar
✅ Tayo iyo adkeysi sare leh
📍 Goobta: Isgoyska Howlwadaag, Muqdisho – Soomaaliya
📍 Goobta: Isgoyska Km4, Muqdisho – Soomaaliya
📞 Nala soo xiriir:
☎️ +252 612 900232
☎️ +252 612 900233