Waaya Arag Electronics

Waaya Arag Electronics 𝗞𝘂𝘀𝗼𝗼𝗱𝗵𝗮𝘄𝗼𝗼𝘄 𝗴𝗮𝗰𝗺𝗼 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗻, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗯𝗶𝗶𝗿 𝘀𝗮𝗮𝘅𝗶𝗶𝗯𝗮𝗱𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻.

06/04/2026

Asc Macmiil, waxaan kuugu adeegi-doonnaa si'aad la yaabto. Soo booqo xarunteenna kuugu dhow.

Guuleyso.

Ciid Mubaarak! Hambalyo farxadeed ayaan u diraynaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.Si ...
19/03/2026

Ciid Mubaarak!

Hambalyo farxadeed ayaan u diraynaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Si gaar ah macaamiisheena waxaan leenahay ku dabaal-daga farxad, nabad iyo caafimaad.

Ciid wanaagsan dhammaantiin! 🎉




Muqdisho waa magaalada aan ku dhashay dhowr iyo 20 sano kahor, waa magaalada ay ku nool yihiin inta ugu badan macaamiish...
08/03/2026

Muqdisho waa magaalada aan ku dhashay dhowr iyo 20 sano kahor, waa magaalada ay ku nool yihiin inta ugu badan macaamiisheyda qaaliga ah. Muqdisho iyo dadkeeduba waxay tusaale u yihiin adkeysiga, dadaalka iyo kartida.

Muqdishadii aan ku dhashay iyo midda maanta waa ku kala duwan yihiin tirada dadka, iyo billicda. Masha Allah.

Waxaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.R...
17/02/2026

Waxaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ramadaan mubaarak, Allaha idin waafajiyo nimcooyinka kujira bishan barakeysan.

Dadweynuhu fuusto nooma riixaan waayo qof walba wuxuu ogyahay sida aan macaamiisheena daacad ugu nahay.Mahadsanidiin mac...
20/12/2025

Dadweynuhu fuusto nooma riixaan waayo qof walba wuxuu ogyahay sida aan macaamiisheena daacad ugu nahay.

Mahadsanidiin macaamiisheena, guuleysta.

Si kale hadii aan u dhigno Samsung ayaa Apple ka guuleysatay.
28/11/2025

Si kale hadii aan u dhigno Samsung ayaa Apple ka guuleysatay.

𝗞𝘂 𝗰𝗼𝗱𝗲𝗲 𝗲𝗺𝗼𝗷𝗶 👇Haddii aad qaadan lahayd iPhone 17 Pro Max → saar ❤Haddii aad qaadan lahayd Samsung S25 Ultra → saar 👍  ...
25/11/2025

𝗞𝘂 𝗰𝗼𝗱𝗲𝗲 𝗲𝗺𝗼𝗷𝗶 👇
Haddii aad qaadan lahayd iPhone 17 Pro Max → saar ❤
Haddii aad qaadan lahayd Samsung S25 Ultra → saar 👍

Guusha garsoore Omar Abdulkadir Artan waxay tusaale u tahay kartida dhalinyarada soomaaliyeed. Hambalyo Soomaaliya, gaar...
20/11/2025

Guusha garsoore Omar Abdulkadir Artan waxay tusaale u tahay kartida dhalinyarada soomaaliyeed. Hambalyo Soomaaliya, gaar ahaan dhalinyarada.



𝗟𝗲𝗻𝗼𝘃𝗼 𝗟𝗲𝗴𝗶𝗼𝗻 𝟱 (𝟭𝟲𝗜𝗔𝗫𝟭𝟬) waa laptop cusub oo leh awood badan, xawaare sare, graphics cajiib ah iyo battery awood leh, w...
16/11/2025

𝗟𝗲𝗻𝗼𝘃𝗼 𝗟𝗲𝗴𝗶𝗼𝗻 𝟱 (𝟭𝟲𝗜𝗔𝗫𝟭𝟬) waa laptop cusub oo leh awood badan, xawaare sare, graphics cajiib ah iyo battery awood leh, wuxuuna ku habboon yahay gamers-ka, xirfadlayaasha digital-ka sida designers & video editors, ardayda, content creators-ka iyo qof kasta oo raba laptop leh waxqabad aan hakad lahayn.

𝗠𝗮𝘅 𝗣𝗿𝗼 waa qalab kuu sahlaya inaad si fudud ugu raaxaysato wax walba oo aad jeceshahay inaad dhageysato, adigoo ka maar...
09/11/2025

𝗠𝗮𝘅 𝗣𝗿𝗼 waa qalab kuu sahlaya inaad si fudud ugu raaxaysato wax walba oo aad jeceshahay inaad dhageysato, adigoo ka maarmaya isku-xirxirka xarkaha badan. Max Pro waxaad ka heleysaa maqalka ugu sarreeya, xawaaraha wireless-ka ugu fiican, iyo raaxo aadan h**e u arag! Kaliya taabo WhatsApp-ka hoose si aad u dalbato.
https://wa.me/message/R5VCQUEMN5UNO1

Address

Bakaraha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:30
Tuesday 08:00 - 17:30
Wednesday 08:00 - 17:30
Thursday 08:00 - 17:30
Saturday 08:00 - 17:30
Sunday 08:00 - 17:30

Telephone

+252617600024

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaya Arag Electronics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share