Infinity Media Solutions

Infinity Media Solutions Welcome to Infinity Media Solutions,
We specialize in creating immersive multimedia experiences and pushing the boundaries of entertainment technology.

27/05/2026

Muuqaal:
Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Hamarboots, goob casri ah oo loogu talagalay sawirro iyo muuqaallo tayo sare leh. Ku soo dhawaada meesha xusuusahaaga loogu keydiyo si qurux badan

Sawiro: Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Hamarboots, goob casri ah oo loogu talagalay sawirro iyo muuqaallo tayo sare leh...
26/05/2026

Sawiro: Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Hamarboots, goob casri ah oo loogu talagalay sawirro iyo muuqaallo tayo sare leh. Ku soo dhawaada meesha xusuusahaaga loogu keydiyo si qurux badan

Ciid Mubaarak!
26/05/2026

Ciid Mubaarak!

06/05/2026
Waxaa sharaf weyn noo ah bahda Infinity Media in rugcadaa saxaafadeed wariye Cabdisalaan Hareri uu nagu soo booqday xaru...
19/04/2026

Waxaa sharaf weyn noo ah bahda Infinity Media in rugcadaa saxaafadeed wariye Cabdisalaan Hareri uu nagu soo booqday xarunteena. Intii uu nala joogay, wuxuu nala wadaagay aragtiyo ku saabsan warbaahinta Soomaaliyeed, wuxuuna si gaar ah u dhiirrigeliyay shaqada aan u hayno bulshada, isagoo sidoo kale bogaadiyay dadaalka iyo doorka aan ka qaadaneyno wacyigelinta iyo horumarka.

Address

Kobac Plaza, Floor 2, Room A4
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Thursday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00

Telephone

+252610701090

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Infinity Media Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Infinity Media Solutions:

Share