eBesa

eBesa eBesa: Anytime. Anywhere. Empowering communities with secure, convenient mobile money solutions.

Join our trusted network to make secure transactions, connect with agents, and enjoy easy access to financial services anywhere.

29/09/2026

Ololaha eBesa Ma Leedahay? iyo Xarunta Suuq-Bacaad.



๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ayaa xalay si rasmi ah uga daahfurmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunteenna Suuq-Bacaad e...
29/09/2026

๐—ข๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ ๐— ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ayaa xalay si rasmi ah uga daahfurmay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xarunteenna Suuq-Bacaad ee degmada Yaaqshiid.

Ololahan waxaan ugu talagalnay in aan bulshada ku nool Gobolka Banaadir gaarsiino ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ, meel kasta oo ay joogaan, isla markaana aan u fududeyno inay si sahlan uga faaโ€™iideystaan adeegyada maaliyadeed ee eBesa.

Daahfurka ololaha waxaa si weyn uga faaโ€™iideystay macaamiisheena ku nool deegaannada ku teedsan xarunteenna Suuq-Bacaad, kuwaas oo si firfircoon uga qeyb qaatay ololaha, sidoo kalena helay abaalmarinno waqtiyo nasiib ah oo aan ugu talagalnay in aan ku dhiirrigelinno macaamiisheena ka faaโ€™iideysta adeegyada casriga ah ee eBesa inta uu ololuhu socdo.



Ku hel eBesa dhamaan lacagaha biilasha ee lagagaaga soo diro UK, si fudud oo ammaan ah.Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ....
27/09/2026

Ku hel eBesa dhamaan lacagaha biilasha ee lagagaaga soo diro UK, si fudud oo ammaan ah.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl



Ma ka mid tahay macaamiisheena lacagaha, biilasha iyo kuwa kaleba looga soo diro South Africa, oo si fududna ma ugu hesh...
24/09/2026

Ma ka mid tahay macaamiisheena lacagaha, biilasha iyo kuwa kaleba looga soo diro South Africa, oo si fududna ma ugu heshaa adeeggeenna casriga ah ee eBesa?

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl



Haddii aad Maraykanka joogto, waxaad si fudud ugu soo diri kartaa lacagaha biilasha qoyskaaga ku nool Soomaaliya, adeegg...
22/09/2026

Haddii aad Maraykanka joogto, waxaad si fudud ugu soo diri kartaa lacagaha biilasha qoyskaaga ku nool Soomaaliya, adeegga casriga ah ee eBesa, adigoo isticmaalaya xawaaladda caalamiga ah ee Ria Money Transfer.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl



Kaga shubo internet-ka gurigaaga App-ka eBesa, kadibna si raaxo leh u isticmaal adiga iyo qoyskaaga.Kalasoo deg halkaan ...
21/09/2026

Kaga shubo internet-ka gurigaaga App-ka eBesa, kadibna si raaxo leh u isticmaal adiga iyo qoyskaaga.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl

Maamulaha eBesa ๐— ๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฒ๐—ถ๐—ฏ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, ayaa ka qaybgalay madasha  ๐„๐š๐ฌ๐ญ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐„๐Ž & ๐ˆ๐ง๐ฏ๐ž๐ฌ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo dhowaan lagu ...
19/09/2026

Maamulaha eBesa ๐— ๐—ฟ. ๐—ฆ๐—ต๐˜‚๐—ฒ๐—ถ๐—ฏ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ, ayaa ka qaybgalay madasha ๐„๐š๐ฌ๐ญ ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐‚๐„๐Ž & ๐ˆ๐ง๐ฏ๐ž๐ฌ๐ญ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐…๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, oo dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madashan ayaa isu keentay hoggaamiyeyaal ganacsi, hayโ€™ado maaliyadeed, masโ€™uuliyiin dowladeed iyo bah-wadaag horumarineed oo ka kala socday dalalka Bariga Afrika iyo meelo kale. Kulamada iyo wada-hadallada madasha ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhaqaale, kobcinta ganacsiga, horumarinta adeegyada maaliyadeed iyo isku-xirka dhaqaale ee gobolka.

eBesa, oo ah adeeg maaliyadeed fududeeya isu-dirista lacagaha gudaha Soomaaliya iyo dibadda, ayaa intii ay madashu socotay lawadaagtay ka qaybgalayaasha adeegyadeeda iyo fursadaha iskaashi ee gobolka.

Ka qaybgalka eBesa ee madashan wuxuu qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga lala yeesho bah-wadaagta gobolka, laguna horumarinayo adeegyo maaliyadeed oo fududeeya isu-socodka lacagaha, ganacsiga iyo isku-xirka dhaqaale ee Bariga Afrika.

Waxa aynu sii gaar ah ugu mahadcelineynaa East African Business Council (EABC), GIZ, iyo dhammaan hayโ€™adihii, qabanqaabiyeyaashii iyo bah-wadaagtii ka qayb-qaatay hirgelinta madashan muhiimka ah.
East African Community

Ka hel hal App oo ay ku wada dhanyihiin adeegyo maaliyadeed oo casri ah.Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.Google Play: ht...
17/09/2026

Ka hel hal App oo ay ku wada dhanyihiin adeegyo maaliyadeed oo casri ah.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl

Ma ogtahay in qalinku yahay buundada u dhexeysa nolosha jahliga iyo tan aqoonta?
15/09/2026

Ma ogtahay in qalinku yahay buundada u dhexeysa nolosha jahliga iyo tan aqoonta?

Hiigsigeennu waa halka ay himiladaada maaliyadeed ku rumoobi lahayd. Nagu soo biir oo kamid noqo macaamiisheena, hesha h...
14/09/2026

Hiigsigeennu waa halka ay himiladaada maaliyadeed ku rumoobi lahayd. Nagu soo biir oo kamid noqo macaamiisheena, hesha hanaan maaliyadeed oo casri ah.

Kalasoo deg halkaan ๐—”๐—ฝ๐—ฝ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
Google Play: https://bit.ly/3BZ0RtJ
App Store: https://apple.co/3jxUgQl

Address

3rd Floor, Tre-Piano Building, Makka Al-Mukarama Road
Mogadishu
BN09100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when eBesa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to eBesa:

Shortcuts

Share