Brandify

Brandify Graphic designer

Shacabkan daalay ma mudna dhibaato kale Waa waqtigii midnimo, cadaalad iyo horumar loo horseedi lahaa ummadda Soomaaliye...
05/06/2026

Shacabkan daalay ma mudna dhibaato kale Waa waqtigii midnimo, cadaalad iyo horumar loo horseedi lahaa ummadda Soomaaliyeed.

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.Waxaan idiin rajeynaynaa ciid f...
26/05/2026

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan.

๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐คMaalinta Carafo waa maalin barako, naxariis iyo dambi-dhaaf. Aynu ka faaโ€™iidaysanno ducada, xuska Alle iy...
26/05/2026

๐‚๐š๐ซ๐š๐Ÿ๐จ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค

Maalinta Carafo waa maalin barako, naxariis iyo dambi-dhaaf. Aynu ka faaโ€™iidaysanno ducada, xuska Alle iyo ๐œ๐š๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง.

Alle ha naga aqbalo cibaadadeenna, hana inoo dambi dhaafo annaga, waalidiinteenna iyo ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š.

ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Carafo wanaagsan dhammaantiin.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ Shirkada ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐Ÿ๐ฒ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda Soomaaliyeed, hayโ€™adaha IC...
17/05/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ

Shirkada ๐๐ซ๐š๐ง๐๐ข๐Ÿ๐ฒ waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa Dowladda Soomaaliyeed, hayโ€™adaha ICT-ga, shirkadaha isgaarsiinta, hal-abuurayaasha, iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed guusha taariikhiga ah ee Soomaaliya ka gaartay ๐ˆ๐‚๐“ ๐‘๐ž๐ ๐ฎ๐ฅ๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐“๐ซ๐š๐œ๐ค๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’.

In Soomaaliya ay noqoto dalka 1-aad ee dunida ugu kobaca badan dhinaca nidaaminta iyo horumarinta ICT-ga, iyadoo ka soo kacday 0.0 sanadkii 2007 ilaa 77.5 sanadkii 2024, waa guul weyn oo qaran oo ka tarjumaysa dadaalka, hoggaanka wanaagsan, iyo himilada fog ee loo leeyahay mustaqbal dijitaal ah oo horumarsan.

Hambalyo 15-ka May ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดMaalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.Astaanta geesinimada, midnimada iyo rajada mustaqbalka.         ...
15/05/2026

Hambalyo 15-ka May ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Astaanta geesinimada, midnimada iyo rajada mustaqbalka.

Happy Motherโ€™s Day! Thank you for everything you do and for being the heart of our family. Love you always
10/05/2026

Happy Motherโ€™s Day! Thank you for everything you do and for being the heart of our family. Love you always

Happy Labour DayWe extend our congratulations to all workers around the world those who turn dreams into reality and eff...
01/05/2026

Happy Labour Day

We extend our congratulations to all workers around the world those who turn dreams into reality and effort into success.

Your work is the force that drives progress.

Design inspires change and shapes our future.Letโ€™s stay creative and push boundaries.
27/04/2026

Design inspires change and shapes our future.
Letโ€™s stay creative and push boundaries.

We are proud to have played a key role in the branding and visual design of the JUSA - Jamhuriya University Students Ass...
18/04/2026

We are proud to have played a key role in the branding and visual design of the JUSA - Jamhuriya University Students Association ๐‡๐š๐ง๐๐จ๐ฏ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ƒ๐ฎ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ for the 10th administration, held in 2026.

Our team handled the creative direction, decoration, and full design ex*****on, delivering a professional and visually engaging identity for this important transition event.

The ceremony marked a significant milestone as leadership responsibilities were officially transferred to the 10th government, reflecting continuity, unity, and progress within the student body.

Explore our Behance portfolio:
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/brandifyso

๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐š๐š, ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐จ ๐œ๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐๐š.Ma jiro guuleyste dagaal sokeeye, qof walba oo naga mid ahna waa ...
30/03/2026

๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐š๐š, ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐จ ๐œ๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐๐š.

Ma jiro guuleyste dagaal sokeeye, qof walba oo naga mid ahna waa uu dareemay xanuunka iyo dib u dhaca ay keento colaaddu.

Waxaa la gaaray xilligii aan garaadkeena kaashan lahayn oo aan gacmaha is qabsan lahayn.

Dadkaygoow, haddii aan h**e u dagaalannay, maanta aan nabadda iyo dhismaha mustaqbalka u tartanno.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Brandify posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Brandify:

Share