11/07/2020
Odayaasha Leelkase Oo Kasoosaaray Warmurtiyeed Ay ku beeniyeen Weerarka Xalay Lagu sooqaaday Garsoor Ee Magalada Kalkacyo uusan ahayn Mid lagu sooqabanayay Mukhaadaraad Ee uu Yahay weerar cad oo ay sooqaadeen Ciidka Ilaalada Madaxtooyada Putland .Kuna sooqaadeen Dad Rayid ah oo Dagan Xaafada Garsoor.
Dhacdadaan Ookale waxay Kadhacday Isla xaafada Garsoor 2011 Waxaa Xiligaas Ku fashil May Abdirixmaan Faroole. Xiligaas Waxa uu weerar Cad ku sooqaaday Isla Beeshas Oo Dagan Xaafada Garsoor Waxa uuna Yirih Xiligaas Waa Al shabaab. Waana U gadmiwaysay Beentaas.
2020 waxa ay yeelatay Wajikale oo ah Mukhaadaraad.
Gabi Ahaan ba Odayaashu waa Beeniyeen Arinkaas.