30/08/2026
๐๐จ๐ ๐ญ๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฒ ๐ฌ๐ข๐ข ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ฒ๐ฌ๐๐. ๐๐๐๐ค๐ข๐ข๐ง ๐ฑ๐๐ ๐ ๐๐ ๐๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐ค๐๐ฒ๐๐ข๐ฌ๐๐, ๐ฌ๐ข๐๐๐๐ฌ๐ ๐ฎ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐๐? โ๏ธ
Marka xogtu ku kala firdhato qalabyo kala duwan ama aanay lahayn meel ammaan ah oo lagu kaydiyo, waxaa adkaan kara in si fudud loo helo, loo ilaaliyo, loona wada isticmaalo.
Cloud-ku wuxuu ganacsiga siinayaa meel xogta lagu kaydiyo, nuqullo laga sameeyo, laguna maamulo si fudud. JTech-na waxay kaa caawinaysaa Cloud Storage, Backup Solutions, Infrastructure as a Service (IaaS), iyo Cloud Migration.