GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia

GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia Our Company is a GIS firm that specializes in aerial photography, land survey, satellite imagery, GIS services and training

17/06/2023

Ogeysiis

Codsiyo badan oo nooyimid kadib, Waxa Balarinay Trainings aan bixino ee Short Courses ka ah. Marwalbe waxa diyaar unahay inaan idiin keeno waxyaabaha Cilmigaad barateen sii hormarinaaya weliba Technology yada cusub ee dunida laga isticmaalo inaan kusoo kordhino dalka.

Ardayda iyo dadka xirfadaha u lehna kucaawino Sidaa darteed qofwalbe Training ka uu xiiseynaayo Linkaga hoose ku dhufo odalbo sidey ukala cod bataan Ayaan ukala hormarin doona hadii Alle idmo.

Soo dalbo adoo linkiga raacaya Insha'allah.

Google form:

https://forms.gle/cknXQtAyQ2uaGcRD9

Fadlan la share garey Asxaabtada, Wabilaahi Towfiiq.

Our Company is a GIS firm that specializes in aerial photography, land survey, satellite imagery, GIS services and training

11/03/2023

Training mobile data collection using kobo toolbox (ODK) course.

Introduction

Data collection have always been an integral part of development work. In the past, these tasks were performed with paper and pen, which made them prone to error; difficult to conduct on a large scale and big data.

Data collection tools such as mobile devices and software that allows users to create surveys, collect, manage and upload data to storage facilities in real time, have reduced the conventional challenges associated with remote data collection and M&E.

If you have always wanted to learn how to collect, manage and analyze project data using mobile devices, this training course is for you.

Who Should Attend?

The course is designed for different representatives: project teams, NGOs, multi and bilateral development organizations, consultancies, etc., that are typically employed as project managers and directors, M&E specialists, technical specialists, and researchers and anyone who interests

Course Requirements

 Computer
 Web browser e.g., Google Chrome or Mozilla Firefox
 Active internet Connection
 Android devices (e.g., smart phones/ tablet not iPhone)

Course Objectives:

 At the end of the course, participants are expected to be able to:
 Create survey forms using Build or XLSForms.
 Set up form builder, Kobo collect and kobo toolbox.
 Upload forms to kobo toolbox server.
 Use kobo collect to fill out forms with field participants.
 Upload survey data from kobo collect to kobo toolbox server.
 Analyze and export data to excel for customized analysis.

Duration Course

5 Days

18 to 22 March, 2023

Loacation: KM4 Mogadishu

Course fee: $ 50

How to register

Click the link below

https://forms.gle/cknXQtAyQ2uaGcRD9

For more information contact

https://gcmgss.com/training-mobile-data-collection-using-and-kobo-toolbox-odk-course/

WhatsApp number: 61 5528926

Our Company is a GIS firm that specializes in aerial photography, land survey, satellite imagery, GIS services and training

Alhamdulilah Waxa ku faraxsanahay in uu noo dhamaaday training ki Geographic Information System (GIS) ahaay Maalmahan wa...
09/03/2023

Alhamdulilah

Waxa ku faraxsanahay in uu noo dhamaaday training ki Geographic Information System (GIS) ahaay Maalmahan wadnay, waxa rajey heena asxaab badan codsigodi inaan ka jawaabnay, waan u mahad celiheyna dhamaan intii kasoo kasoo qeybgashay ee fursadaan ka faaideysatay.

Intii uu dhaafayna waxa leenahay Inshaa’allah trainings kalaa soo socdo.

We are very pleased to announce that GCMGSS has just concluded training on fundamentals of GIS. The participants were of different background ranging from environment, Geology, Geography,Researchers and as well as Engineers.follow us on the upcoming trainings .

https://gcmgss.com

Wabilaah

OgeysiisWaxa ogeysiiheyna Bulshada in aan qaban doono Tababarki Geographic Information System (GIS).Wuxu socon doona mud...
18/02/2023

Ogeysiis

Waxa ogeysiiheyna Bulshada in aan qaban doono Tababarki Geographic Information System (GIS).

Wuxu socon doona mudo Shan beri ah, wuxuna bilaabana 4 bisha March, Galin ka danbe Maalinti, Goobtana Waa Mogadishu. Waxana kuwar geliheena dadki uu dhaafay tababar kii h**e Inshaa'allah kan iney iska diiwan geliyaan.

Waxan ka codsahena asxaabtena inaad la share gareysaan oo la wadaagtan Asxaabtin.

Si aad isku diiwan geliso iyo wixi faah fahino dheeriya kala xariir xarunteena What's up number kaas 0615528926 ama www.gcmgss.com.

Wabilaahi Towfiiq.

OgeysiisCodsiyo badan oo nooyimid kadib, Waxa Balarinay Trainings aan bixino ee Short Courses ka ah. Marwalbe waxa diyaa...
18/11/2021

Ogeysiis

Codsiyo badan oo nooyimid kadib, Waxa Balarinay Trainings aan bixino ee Short Courses ka ah. Marwalbe waxa diyaar unahay inaan idiin keeno waxyaabaha Cilmigaad barateen sii hormarinaaya weliba Technology yada cusub ee dunida laga isticmaalo inaan kusoo kordhino dalka.

Ardayda iyo dadka xirfadaha u lehna kucaawino Sidaa darteed qofwalbe Training ka uu xiiseynaayo Comment noogu reeb kii loobato ayaana ku bilaabi doona hadii Alle idmo.

Trainings waxey kala yihiin:

1. Geographic Information System (GIS)
2. Remote Sensing Course
3. Data Management and Statistical Analysis using
SPSS Training Course
4. Mobile Data Collection and Analysis Using
KoBoToolBox Training Course
5. RESEARCH & DATA ANALYSIS Using SPSS and
STATA COURSES

Soo dalbo oo Comment ka nogu soqor Insha'allah.

Fadlan la share garey Asxaabtada,Wabilaahi Towfiiq.

Soil Map of Somalia
14/11/2021

Soil Map of Somalia

11/09/2021
Alhamdulilah We are very pleased to announce that GCMGSS has just concluded training on fundamentals of GIS. The partici...
13/08/2021

Alhamdulilah

We are very pleased to announce that GCMGSS has just concluded training on fundamentals of GIS. The participants were of different background ranging from environment, Geology, Geography,Researchers and as well as Engineers.follow us on the upcoming trainings .

Wabilaahi Towfiiq

Waxa gaba gaba kudhow registration ki dafcada cusub ee GIS Training ki. Yuusan kaa buxsamin ee horay ugaar oo laxariir W...
31/07/2021

Waxa gaba gaba kudhow registration ki dafcada cusub ee GIS Training ki.

Yuusan kaa buxsamin ee horay ugaar oo laxariir Whatsup number kan: 0615528926

OgeysiisWaxa ogeysiiheyna Bulshada in aan qaban doono Tababarki Geographic Information System (GIS).Wuxu socon doona mud...
22/07/2021

Ogeysiis

Waxa ogeysiiheyna Bulshada in aan qaban doono Tababarki Geographic Information System (GIS).

Wuxu socon doona mudo shan beri ah, wuxuna bilaabana 7 bisha August. Waxana kuwar geliheena dadki uu dhaafay tababar kii h**e Inshaa'allah kan iney iska diiwan geliyaan.

Waxan ka codsahena asxaabtena inaad la share gareysaan oo la wadaagtan Asxaabtin.

Si aad isku diiwan geliso iyo wixi faah fahino dheeriya kala xariir xarunteena What's up number kaas 0615528926 ama www.gcmgss.com.

Wabilaahi Towfiiq.

Bismilah Alxamdullilah.Waxan ku farax sanahay inaan idiin sheegno in Xaruntena maanta soo idleysay ama soo xirtay traini...
10/06/2021

Bismilah Alxamdullilah.

Waxan ku farax sanahay inaan idiin sheegno in Xaruntena maanta soo idleysay ama soo xirtay training ki Mudadan socday, kaaso lagu baranayay Geographic Information System(GIS), taaso ey kasoo qeyb galeen Dad leh taqasusyo kala duwan, iskuguna jiray arday iyo dad kushaqeya oo daney haayay aqoontoda GIS ka kor uqaadan.

Waa kaxunahay intu uu dhaafay training kan, Sababto aheed iney registration ki waqtigiisi cariiri nagu aha iyo Number la qabanayay oo koobna, Inshaa'allah kuwa kale ee soo socdo waxa rajeyhena inuusan idin dhaafin.

Waxa aana kala socon kartan Tababarada soo socdo Bage keena Facebook ka iyo website keena oo ah www.gcmgss.com .

Sidoo kale waxa nagala soo xiriiri kartan Whatsup number kena oo ah 0615528926.

*****************************************************

Alhamdulilah.

We are very pleased to announce that GCMGSS has just concluded training on fundamentals of GIS. The participants were of different background ranging from environment, Geologist, Geography, Researchers, IT, Statistics, Health,Urban Planning, Education and as well as other university students.

We deeply feel sorry for those who couldn't participate the training because both the time and the Number of trainees were limited due to the nature of the program. So that we hope the other events you will not miss Inshaa'allah.

Follow us on the upcoming trainings and please share with your friends Thank you.

Wa bilaahi Toowfiiq.

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia:

Share