08/06/2026
Waxaan kuu diyaarinay website iyo system isla socda kaasi oo lagu tala galay dhiig baxayaasha inee isku diiwaan geliyaan , xogtoodana lagu keydiyo iyada oo marwaliba oo dhiig loo baahan yahay udiraaya notifications email dhiig bixiyaasha is diiwaan geliyay. wixii faahfaahin dheeri ah halkaan ka eeg demo https://finalskills.com/donor/ ama la xariir WhatsApp https://wa.me/252615834683