Carwo Bashaash Afgoye

Carwo Bashaash Afgoye kusoodhawaada Bashaash Electronic waxaaan utaaganahay had iyo jeer qancinta macaamiisha

15/08/2026

Ma rabtaa mashiin dhar-dhaqis tayo sare leh, damanad leh , fiican πŸ’―
πŸ”₯ LG Washing Machine waa doorasho ku habboon gurigaaga: βœ… Dhaqid tayo sare leh

HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12-AAD! Sugitaan dheer kadib, ugu dambeyn waxaa la gaaray waqtigii farxadda iyo guushaCarwo Bas...
15/08/2026

HAMBALYO ARDAYDA FASALKA 12-AAD!

Sugitaan dheer kadib, ugu dambeyn waxaa la gaaray waqtigii farxadda iyo guusha

Carwo Bashaash Afgoye waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Fasalka 12-aad ee ku guuleystay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Qaranka.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon, guul iyo horumar joogto ah. Guushiinnu waa farxaddeenna!

Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!

Carwo Bashaash Afgoye – Afgoye, Soomaaliya
πŸ“ž 616 332 424

07/07/2026

15 maalmood lacagta aad ku cuni lahayd shawarma iyo pizza, ku iibso foorno kuu ku shaqeyneysa sannado badan. πŸ•πŸ”₯
Cuntooyinka aad jeceshahay gurigaaga ku diyaari adigoo kharash yar ku bixinaya.
Ka hel Carwo Bashaash – Afgooye. πŸ“ž 61 6332424

Waxaa soo gaartay Carwo Bashaash – Afgooye foornada korontada ee casriga ah (Original Turkey Oven).βœ… Tayo sare βœ… Qiimo m...
07/07/2026

Waxaa soo gaartay Carwo Bashaash – Afgooye foornada korontada ee casriga ah (Original Turkey Oven).
βœ… Tayo sare βœ… Qiimo macquul ah βœ… Ku habboon dubista cuntooyinka kala duwan.
πŸ“ Nagala soo xiriir: 616332424
Soo booqo Carwo Bashaash maanta, kana faa'iidayso alaabta cusub.

26/06/2026

Hambalyo Team Carwo Bashaash
Ana go ah Team Carwo Bashaash Afgoye , waxaan si weyn ula qeybsaneynaa farxadda walaalkeen Kamaal Mohamed Isaaq oo maanta si guul leh u soo dhammaystay Imtixaanka Dowladda.
Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo natiijo aad u wanaagsan oo noqota mid ka tarjunta dadaalkii iyo juhdigii aad gelisay waxbarashada. Ilaahay ha kuu fududeeyo mustaqbalkaaga, hana kaa dhigo kuwa dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.
Hambalyo Kamaal! Guul baa ku sugaysa, inshaa Allaah. πŸŽ‰πŸŽ“πŸ’™ οΏ½

Ciidul Adxa Mubaarak πŸŒ™πŸCarwo Bashaash Electronics waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed ...
27/05/2026

Ciidul Adxa Mubaarak πŸŒ™πŸ
Carwo Bashaash Electronics waxay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Afgooye.
Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idinka dhigo kuwa ku ciida farxad, caafimaad iyo barwaaqo.
Ciiddaan ciiddeeda kale Alle hanoogu gaarsiiyo nabad iyo kheyr.
Ciid Wanaagsan dhammaan macaamiisheena qiimaha badan ❀️

02/05/2026

Bandhigga Xayaat – Carwo Bashaash Afgoye

Bandhigga Xayaat – Carwo Bashaash Afgoye Carwo Bashaash Afgoye waxay si sharaf leh uga qayb gashay Bandhigga Xayaat, iya...
30/04/2026

Bandhigga Xayaat – Carwo Bashaash Afgoye

Carwo Bashaash Afgoye waxay si sharaf leh uga qayb gashay Bandhigga Xayaat, iyadoo halkaas ku soo bandhigtay qalabyo casri ah oo ka kooban electronic iyo agabka guryaha oo dhameystiran.

Waxaa si gaar ah uga soo qayb galay maamulaha carwo Bashaash waxaana farxad noo ah in aan bulshada la wadaagno adeegyo tayo leh oo nolosha fududeeya.
Mar walba Carwo Bashaash waxay diyaar u tahay inay ka qayb qaadato horumarka bulshada meesha ay joogto.

πŸ™ Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelineynaa Alqalam Foundation for Education and Development oo aan kala qayb qadanay barnaamijkan qiimaha leh.

πŸ“ Carwo Bashaash – Afgoye
πŸ›’ Adeeg tayo leh, qiimo macquul ah

🦟❌ KANEECADA MA KAA SEEXISAY? ❌🦟HAL GARAAC = DHAMAAD! ⚑πŸ”₯Mini Electric Mosquito Swatter😀 Habeen hurdo la’aan?😑 Qaniinyo j...
26/04/2026

🦟❌ KANEECADA MA KAA SEEXISAY? ❌🦟

HAL GARAAC = DHAMAAD! ⚑πŸ”₯

Mini Electric Mosquito Swatter

😀 Habeen hurdo la’aan?
😑 Qaniinyo joogto ah?

βœ” Hal mar ku dhufo – isla markiiba way dhamaanayaan
βœ” USB ku dallac – mar walba diyaar
βœ” Iftiin LED ah – iyaga soo jiita kadibna ⚑πŸ’₯
βœ” Yar & fudud – meel walba la aad

🏠 Guri | 🍳 Jiko | πŸŒ™ Bannaanka

πŸ”₯ STOCK YAR – HADA DALBO!

πŸ“² WhatsApp: https://wa.me/615332424

21/03/2026

πŸŒ™βœ¨ Ciid Mubaarak βœ¨πŸŒ™

Carwo Bashaash Afgoye waxay dhammaan ummadda Muslimiinta ah u diraysaa hambalyo diirran oo ku aaddan Ciidda 🀍
Ilaahay ha idinka aqbalo cibaadadii, hana ka dhigo ciiddaan mid farxad, nabad, iyo barwaaqo idiin horseeda 🀲

Ciid Wanaagsan! πŸŽ‰

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252616332424

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Bashaash Afgoye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Carwo Bashaash Afgoye:

Shortcuts

Share