10/08/2026
Ganacsigaaga maanta. Teknoolojiyadda berri
Ganacsi kasta wuxuu leeyahay caqabado.
Laakiin marka technology-ga saxda ah la helo,
caqabadda waxay isu beddeshaa fursad.
Waxaa la joogaa waqtigii ganacsiga Soomaaliyeed
uu qaadan lahaa xalal casri ah, fudud, oo la isku halayn karo.
Kusoo dhawoow HEDEB ICT.