Daluul Technology Solutions

Daluul Technology Solutions Daluul Technology is a company that provides ICT Solution and E-Learning services.
๐Ÿ–ฅ

๐ŸŒ™โœจ Ciid Wanaagsan โ€” Eidul Adxa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™Daluul Technology Solution waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheed...
27/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciid Wanaagsan โ€” Eidul Adxa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™
Daluul Technology Solution waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheeda iyo bahda tiknoolajiyadda u rajeynaysaa Ciidul Adxa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ๐Ÿค๐Ÿ‘
Ciiddaan ciiddeeda alle ha inaga yeelo mid kheyr iyo horumar leh.
Hambalyo Ciidul Adxa! ๐ŸŒ™โœจ
๐Ÿ’ป Adeegyadeena: โ€ข IT Services
โ€ข Web Development
โ€ข Mobile Solutions
โ€ข Data Analytics
โ€ข Graphic Design
๐Ÿ“ž 0615534181
๐ŸŒ daluultech.com
๐Ÿ“ง [email protected]










17/05/2026

๐—ช๐—”๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฅ ๐— ๐—”๐—ซ๐—”๐— ๐—˜๐—— ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ ๐—ข๐—ข ๐—ฆ๐—›๐—”๐—–๐—”๐—•๐—ž๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—— ๐—จ๐—š๐—จ ๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—˜๐—˜๐—ฌ๐—˜๐—ฌ ๐—š๐—จ๐—จ๐—ฆ๐—›๐—” ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” ๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—›๐—ข๐—ฅ๐—จ๐— ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—œ๐—–๐—ง-๐——๐—”

๐— ๐—จ๐—ค๐——๐—œ๐—ฆ๐—›๐—ข, ๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” โ€” ๐Ÿญ๐Ÿณ ๐— ๐—”๐—ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ โ€”

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane MAXAMED SOOMAALI ayaa soo dhaweeyey warbixinta Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) ee muujisay in Soomaaliya ay noqotay dalka sameeyey sare-u-kaca ugu weyn adduunka dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

Warbixinta ITU ee soo baxday bishan Maajo 2026 ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay ka soo kacday 0.0 dhibcood sannadkii 2007 ilaa 77.5 dhibcood sannadkii 2024, taas oo dalka ka dhigtay kaalinta 1-aad ee dunida marka loo eego horumarka ugu weyn ee laga sameeyey nidaaminta ICT-da muddadaas.

Wasiirka Mohamed Soomaali ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda Mudane Mustafa yaasiin Sheekh, isagoo ku bogaadiyey doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaateen horumarinta xeer-nidaaminta, maamulka, iyo casriyeynta adeegyada ICT-da dalka.

Sidoo kale Wasiirka ayaa hambalyo u diray shirkadaha isgaarsiinta, khubarada dalka, iyo dhammaan bahda Teknoolojiyadda ee qeybta ka qaatay horumarkan muuqda iyo kobaca dalka ee dhinaca isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.

โ€œ๐™‚๐™ช๐™ช๐™จ๐™๐™–๐™ฃ ๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฎ ๐™ ๐™– ๐™ฉ๐™–๐™ง๐™Ÿ๐™ช๐™ข๐™š๐™ฎ๐™จ๐™–๐™– ๐™™๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™๐™ค๐™œ๐™œ๐™–๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐˜ฟ๐™ค๐™ฌ๐™ก๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™๐™š๐™™๐™š๐™ง๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™Ž๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™–, ๐™œ๐™–๐™–๐™ง ๐™–๐™๐™–๐™–๐™ฃ ๐™’๐™–๐™จ๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™„๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– & ๐™๐™š๐™ ๐™ฃ๐™ค๐™ค๐™ก๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™™๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ƒ๐™–๐™ฎ'๐™–๐™™๐™™๐™– ๐™ž๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ฆ๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™ค๐™ค ๐™ข๐™ช๐™™๐™ฃ๐™–๐™–๐™ฃ ๐™œ๐™–๐™–๐™ง ๐™–๐™ ๐™จ๐™ž๐™ž๐™จ๐™–๐™ฎ ๐™๐™ค๐™ง๐™ช๐™ข๐™–๐™ง๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™–๐™™๐™š๐™š๐™œ๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™™๐™ž๐™Ÿ๐™ž๐™ฉ๐™–๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™–๐™, ๐™™๐™ž๐™—-๐™ช-๐™๐™–๐™—๐™š๐™ฎ๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™จ๐™๐™–๐™ง๐™˜๐™ž๐™ฎ๐™–๐™™๐™–, ๐™ ๐™ค๐™—๐™˜๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ ๐™–๐™–๐™—๐™–๐™ฎ๐™–๐™–๐™จ๐™๐™– ๐™ž๐™จ๐™œ๐™–๐™–๐™ง๐™จ๐™ž๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™™๐™–๐™ก๐™ ๐™–, ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ญ๐™ค๐™ค๐™Ÿ๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–๐™–๐™ข๐™ฎ๐™–๐™™๐™– ๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก๐™ ๐™– ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ญ๐™š๐™š๐™ง-๐™ฃ๐™ž๐™™๐™–๐™–๐™ข๐™ž๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™„๐˜พ๐™-๐™™๐™–,โ€ ayuu yiri Wasiirku.

Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in dowladda ay sii wadi doonto dadaallada lagu horumarinayo adeegyada casriga ah, xoojinta maalgashiga Teknoolojiyadda, iyo ballaarinta adeegyada isgaarsiinta si loo gaaro horumar waara oo dalka oo dhan gaara.

Ugu dambeyn, Wasiir Maxamed Soomaali ayaa sheegay in guushan ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed u soo hoyatay, isla markaana mudan in loo dabaaldego, maadaama ay muujineyso horumarka iyo dadaalka joogtada ah ee dalka ka socda dhinaca Teknoolojiyadda iyo casriyeynta adeegyada isgaarsiinta Soomaaliya.

DHAMMAAD....................

Wixii faafaahin ah laxiriir
Xafiiska warfaafinta & Xiriirka Dadweynaha.
Ali Omar Abdulle

๐Ÿ“ง Email: [email protected]
Flicker:200615338@N03/" rel="ugc" target="_blank">https://www.flickr.com/photos/200615338@N03/
๐ŸŒ Website: www.moct.gov.so
facebook:https://www.facebook.com/MoCTSomalia?mibextid=ZbWKwL
๐Ÿฆ Twitter:
TIKTO:https://www.tiktok.com/?_t=8rXwxF2VIC0&_r=1

Ma doonaysaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal casri ah iyo nidaam dhijitaal ah oo dhammaystiran? DaluulTech waxay kuu hays...
11/05/2026

Ma doonaysaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal casri ah iyo nidaam dhijitaal ah oo dhammaystiran? DaluulTech waxay kuu haysaa xalalkii ugu dambeeyay ee tignoolajiyada.
โ€‹๐ŸŽ War wanaagsan! Waxaan hadda bixinaynaa 50% Qiima-dhimis ah dhammaan adeegyadeena:
โœ… Samaynta Websaydhada (Web Development)
โœ… Naqshadaynta Casriga ah (Graphic Design)
โœ… Falanqaynta Xogta (Data Analytics)
โœ… Samaynta Apps-ka Mobilada
โ€‹Aaminadaada iyo tayada shaqadeena ayaa noo ah muhiimad!

โ€‹๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: 0615 534181am 0612 947216
๐ŸŒ Faahfaahin dheer: daluultech.com

JUMA MUBARAK May this blessed Jumuโ€™ah bring peace, happiness, success, and countless blessings to you and your family.DA...
08/05/2026

JUMA MUBARAK

May this blessed Jumuโ€™ah bring peace, happiness, success, and countless blessings to you and your family.

DALUUL TECH

Innovation Meets Excellence
Transforming Ideas into Digital Solutions

We specialize in:
Graphic Design
Web Development
Mobile Apps
Data Analytics
Partner with us to bring your vision to life.

๐Ÿ“ข Nagala soo xiriir si adeeg hufan aan kuugu qabanno ama booqo website-keenna ee linkiga hoose.
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ž 0615534181 // 0612947216
๐ŸŒ www.daluultech.comโ ๏ฟฝ
TECHNOLOGY FOR A BETTER TOMORROW

Weโ€™ve upgraded our website to deliver a more modern and powerful experience.Now featuring Data Analytics to help busines...
13/04/2026

Weโ€™ve upgraded our website to deliver a more modern and powerful experience.
Now featuring Data Analytics to help businesses make smarter decisions.
Explore the new DaluulTech and transform your ideas into digital success.

Waxaan cusboonaysiinay website-keena si uu u noqdo mid casri ah oo awood badan.
Hadda waxaa ku soo kordhay adeegga Data Analytics si ganacsiyada goโ€™aan fiican u gaaraan.
Booqo DaluulTech cusub oo u beddel fikradahaaga guul dijitaal ah .

Link web :
https://www.daluultech.com/

Eid Mubarak
20/04/2023

Eid Mubarak

    Mubarak
22/03/2023


Mubarak

02/03/2023

Xiligaan la jooga caalamka shaqooyinka ugu badan waxaa ay la xiriiraan IT ga iyo computer science
Dhamaan bulshada jecel barashada IT Waxaan u diyaarinay course aad ku barandoonta
1) Basic computer
2)Database Microsoft Sql server
3) Video editing &Motion Graphics

Wixii fahfahin ah nagala soo xariir 252615534181/252612947216

28/02/2023

Introduction and features
To PowerPoint



kuu diyaar
Slide
Book

Hada ka baro Daluul Technology Solutions

28/02/2023

Introduction and new features
to power point
soo biir

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daluul Technology Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daluul Technology Solutions:

Share