Somali Skills institute

Somali Skills institute Somali Skills Institute waa xarun xirfado iyo aqoon casri ah bixisa, oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diyaarineysa shaqo abuur, hal-abuur, iyo mustaqbal ifaya.

Somali Skills instituteUpdate Windows 10 waa nidaam hawlgal (Operating System) ay soo saartay Microsoft, waxaana la sii ...
10/10/2025

Somali Skills institute
Update
Windows 10 waa nidaam hawlgal (Operating System) ay soo saartay Microsoft, waxaana la sii daayay bishii July 2015. Nidaamkan wuxuu noqday mid si weyn loo isticmaalo caalamka oo dhan, waxaana lagu rakibay boqolaal milyan oo kombiyuutarro ah.

Si kastaba ha ahaatee, Microsoft waxa ay go’aansaday in ay si rasmi ah u joojiso taageerada Windows 10 taariikhda October 14, 2025. Tani waa qayb ka mid ah qorshaha shirkadda ee ah in la dhiirrigeliyo isticmaalka nidaamyada cusub sida Windows 11 iyo kuwa xiga.

Faa’iidada AI (Artificial Intelligence / Caqliga Macmalka ah) waa mid aad u ballaaran oo taabanaysa qayb kasta oo nolosh...
07/10/2025

Faa’iidada AI (Artificial Intelligence / Caqliga Macmalka ah) waa mid aad u ballaaran oo taabanaysa qayb kasta oo nolosha ah.
1. Kordhinta wax-soosaarka (Productivity)
AI waxay shaqooyin badan ka qabataa si ka dhakhso badan aadanaha — sida:
Xog uruurinta iyo falanqaynta
Qoraalka, tarjumaadda,
2. Yareynta khaladaadka (Error Reduction)

Mashiinnada AI ma daalaan, sidaas darteed waxay sameeyaan khaladaad aad uga yar bini’aadamka, gaar ahaan meelaha xasaasiga ah sida caafimaadka iyo injineerinka.
3. Caawinta adeegyada macaamiisha

Chatbots iyo adeegyada la midka ah ee AI waxay bixiyaan caawimo 24/7 ah — tusaale ahaan adeegyada bangiyada, shirkadaha duulimaadka, iyo websaydhyada ganacsiga.
4. Go’aan qaadasho fiican (Decision Support)

AI waxay falanqaysaa xog badan si ay u siiso ganacsiyada ama dowladaha talooyin sax ah oo degdeg ah.
5. Horumarinta caafimaadka
AI waxaa loo isticmaalaa:
In lagu ogaado cudurrada sida kansarka
In la sameeyo daawooyin cusub
In la saadaaliyo halista bukaannada
6. Gaadiidka casriga ah
AI ayaa awood u leh:
Baabuur iswada (self-driving cars)
Nidaamyada taraafikada caqliga leh
Badbaadinta shilalka
7. Fursado shaqo iyo ganacsi cusub
AI waxay abuurtay shaqooyin cusub sida:
Data Analyst
AI Engineer
Digital Marketing Expert

Ogeysiis Ogeysiis  Ogeysiis Dhamaan dadka jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinaya in Dhamaan courses ka somali skills ...
09/07/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Dhamaan dadka jecel waxbarashada waxaa lagu wargelinaya in Dhamaan courses ka somali skills ay yihiin free
Hadii aad daneey neeyso fadlan iska soo diiwan gili link kiga hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://forms.gle/a167dDdHuddXwCPi6

Asc saaxiibada nagu xiran, salaan kadib caawa waxaan baahin doonaa courses bilaash ah marka saad ugu faaiidey sato halka...
09/07/2025

Asc saaxiibada nagu xiran, salaan kadib caawa waxaan baahin doonaa courses bilaash ah marka saad ugu faaiidey sato halkanaan isha ku haay

18/04/2025

Warbixin ku saabsan Computer science

Somali skills instute waxaa ay bixineey saa course free ah 100%Course-ka waxaad ku baran doontaa:Ms window Ms word Ms Ex...
28/10/2024

Somali skills instute waxaa ay bixineey saa course free ah 100%
Course-ka waxaad ku baran doontaa:
Ms window
Ms word
Ms Excel
Ms power point.
Course ka waxaa la socda buugag pdf ah oo kuu free ah.
Hadii aad daneey neeysaa
Nagala soo xariir what's up kan hoose
https://wa.link/qt3ca2

14/05/2024

Somali skills
Waxaan kuu heeynaa courses aad ku baran doonto culuumta Computer ka sida
Basic computer oo aad ku baran doonto
Ms window
Ms word
Ms Excel
Ms access
Ms power point
Iyo windows unlock
(Oo ah jibinta iyo soo celinta password ka lumay adoon computer kaaga aan ka bixin hal file)
2= GRAPHIC DESIGN sida
Adobe photoshop
Adobe illustrator
Canva
3= Vedio edition sida
Adobe premiere pro
Filmora
Fadlan nagu soo biir waxaan qaada neeynaa arday cusub.
Kana faa'ideyso Qiiymo dhimista 63%
Join us to advance your skill
Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir what's app number ka hoose
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://wa.link/bts4b4

Join us to advance your skill
14/05/2024

Join us to advance your skill

03/05/2024

Waxaan mar dhow shaacin doonaa
Labo course ee page ka indha halagu haayo

Address

Mogadishu

Telephone

+252617025244

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Skills institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share