Rasmi Services Ltd

Rasmi Services Ltd Shirkada Rasmi Services Waa Shirkad Ka Shaqeysa Technology Noocyadeeda kala duwan. " Rasmi waa raasamaalka Bulshada"

Sawirkan hoose ka daalaco adeegyada kala duwan ee ay idiin hayso Shirkadda Technology-yada Rasmi Services Limited. Nagu ...
02/06/2020

Sawirkan hoose ka daalaco adeegyada kala duwan ee ay idiin hayso Shirkadda Technology-yada Rasmi Services Limited.

Nagu soo booqo xarunta shirkadda oo ku taala Isgoyska Taleex, Dhismaha Daarul-towxiid, Floor Four ama nagala soo xiriir tell :- 0614301020.

Philips hue white bulb waxa aad ku maamuli kartaa mobile-kaaga gacanta, adigoo ku badalaya Colorka sidoo kale waxaad ku ...
02/06/2020

Philips hue white bulb waxa aad ku maamuli kartaa mobile-kaaga gacanta, adigoo ku badalaya Colorka sidoo kale waxaad ku xiran kartaa waqti uu shidmo ama uu isdamiyo.

Hadaad aad u baahaantaahy fadlan nagala soo xiriir taleefanada iyo ciwaanada hoos ku qoran.

Search Mirrors waa muraayadaha u habeysan in lagu arko qeybaha hoose iyo guduha gaariga  waa Raasamaalka bulshada.
27/05/2020

Search Mirrors waa muraayadaha u habeysan in lagu arko qeybaha hoose iyo guduha gaariga
waa Raasamaalka bulshada.

Galab wanaagsan macaamiisheena qiimaha lehWaxyaabaha ugu muhiimsan sidoo kalana ugu Casrisan aan idin keenay waxaa ka mi...
17/05/2020

Galab wanaagsan macaamiisheena qiimaha leh

Waxyaabaha ugu muhiimsan sidoo kalana ugu Casrisan aan idin keenay waxaa ka mid ah Smart Door Lock , Waxaana idin heynaa noocyadii ugu Dambeeyay ee dunida laga isticmaalo.

Nagala soo xiriir ciwaanada hoos ku qoran.

Emergency Light  waxa uu kaa caawinayaa in marka ay si kadis ah Korontadu kaa tagto aad isticmaasho si howlahaagu aysan ...
13/05/2020

Emergency Light waxa uu kaa caawinayaa in marka ay si kadis ah Korontadu kaa tagto aad isticmaasho si howlahaagu aysan u istaagin.

Waxaan idiin haynaa Face recognition Terminal waxa uu si aad ah u garanayaa wajiga qofka, waxaad u isticmaali karaysaan,...
13/05/2020

Waxaan idiin haynaa Face recognition Terminal waxa uu si aad ah u garanayaa wajiga qofka, waxaad u isticmaali karaysaan, Xafiisyada iyo goobaha shaqada, Sidoo kale waxa uu leeyahay Card Reader iyo Fingerprint. Wixii macluumaad dheeri ah nagala soo xiriir ciwaanada hoose👇

Macaamiisheena qaaliga ah waxaan idinla soconsiineynaa in aan idiin hayno Smart glass Door Lock loo isticmaalo albaabada...
09/05/2020

Macaamiisheena qaaliga ah waxaan idinla soconsiineynaa in aan idiin hayno Smart glass Door Lock loo isticmaalo albaabada muraayada ah kuwaas oo casri ah wixii macluumaad dheeri ah fadlan nagala soo xiriir ciwaanada iyo Taleefanada hoos ku qoran.

Waxaan idiin heynaa Waiter Call waxa uuna ka caawinaya maqaayadaha in macaamiishooda ay si dhib yar dalbkooda u gudbin k...
06/05/2020

Waxaan idiin heynaa Waiter Call waxa uuna ka caawinaya maqaayadaha in macaamiishooda ay si dhib yar dalbkooda u gudbin karaan.

POS System Software:- waa Software kaa caawinaya inaad si sahlan u iibiso badeecadaada, isla markaana aad la socoto, bad...
03/05/2020

POS System Software:- waa Software kaa caawinaya inaad si sahlan u iibiso badeecadaada, isla markaana aad la socoto, badeecaada ku taala dukaanka iyo mida aad iibisay, inaad la socoto qiimaha badeecadda adigoo isticmaalaya Barcode Scanner device si sahlana aad ugu daabici karto Macmiilka warqad receit ah.
Rasmi Services waxay kuu haysaa POS Devices with Software wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir taleefanada hoos ku qoran.

.

Shirkada Rasmi Services waxay idiin keentay Video door Phone casri ah, oo aad u isticmaali karto gurigaaga iyo goobtaada...
27/04/2020

Shirkada Rasmi Services waxay idiin keentay Video door Phone casri ah, oo aad u isticmaali karto gurigaaga iyo goobtaada Shaqada, macmiil hadaad danaynayso nagala soo xiriir ciwaanada Taleefadana hoos ku qoran.

.

Rasmi Services  Ltd waxay macaamiisheeda iyo Ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa  Dhalashada bisha barakaysan ee Ramada...
23/04/2020

Rasmi Services Ltd waxay macaamiisheeda iyo Ummadda Islaamka ugu hambalyaynaysaa Dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan, Gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

.

Macaamiisheena sharafta leh waxaan keemay PBX PHONE SYSTEM ku isticmal goobtaada shaqada si fududna ugu wada xiriira adi...
20/04/2020

Macaamiisheena sharafta leh waxaan keemay PBX PHONE SYSTEM ku isticmal goobtaada shaqada si fududna ugu wada xiriira adiga iyo Shaqaalaha goobtaada ganacsi nagala soo xiriir taleefanada iyo ciwaanada hoos ku qoran.👇

. .

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

+252614301020

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Services Ltd posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rasmi Services Ltd:

Share