10/01/2025 Jimco Wanaagsan Macaamiil. Gurigaan waa Kiro, wuxuu ku yaalaa Agagaarka Airport-ka Aadan Cadde. Si aad u ogaato nagala soo xariir WhatsAppka +252685693311
02/12/2024 Guri markaa rabto inaa kiraysato waxaa laga fiiriyaa Jiko ama Kushiin waasac ah oo alaab badan ku qaadi karto. Magaaladana view fiican haysato. Gurigaan kushiinkaas wato waa diyaar hadaa rabto nasoo weydii