Teysiir Rose Union of Sceince & Technology

Teysiir Rose Union of Sceince & Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Teysiir Rose Union of Sceince & Technology, Information Technology Company, Mogadishu.

Asc mudane &marwo waxaa sharaf weyn inoo ah inaad soboqoto page kena urur weeynaha trust wuxuu bixiyaa maadoyin lacag la aan ame free wixii faahfahin ah kale xariir xafiska ururka 0616039961

Gordhaw lasoco qalinjabinta dufcadii labaad
25/06/2021

Gordhaw lasoco qalinjabinta dufcadii labaad

11/05/2021

Asc bulshada soomaliyet qaasatan ardayda qeybahooda kale duwan ee kuxiran page in mardhaw idin sookordhindono koorsoyin cusub fadlan islasocod wanagsan
Silamid manhajyo cusub iyo adeegyo kale oo dheeri ah

07/04/2021

Wargalin muhiim
Dhaman ardayda waxkabarata ururweynaha trust waxaa maalinta berita ah lagu wargalinaya in ay si rasmi
Ufurmidoono dhaaman xarumaha kale duwan ee aankulnahay gobalka banaadir
Wixii intaas dheer laaxariir xafiiska talefan nambarkiisa 0616039961/0616026030

Dhaman ardayda soomaliyet ee waxkabarata xumaraha kale duwan  oo ah 10 xarun Waxaa saakay oo jimco ah tarikha kubegan 12...
12/03/2021

Dhaman ardayda soomaliyet ee waxkabarata xumaraha kale duwan oo ah 10 xarun
Waxaa saakay oo jimco ah tarikha kubegan 12 bisha 3 ee sanadka 2021 inoo tixgalina amarka dowlada iyo waliba xiriirada ay nale sooxariireyn maamulka gobalka banadir wazarada dhalinyarada waxaan fasax ardayda mudda gaaresa hal isbuuc xiliga lafuridono dib ayaan kashacinena mahadsanidiin
Alle waxan kabayena in uu cudurka geesnaga mariyo aan badino ducada iyo quran aqriska

Ogeysiis ogeysiis muhiim ah dhaman umadda somaliyet ee daneenesa waxbarsho la cag la aan ah  waxan ogeysiine in ururka t...
20/01/2021

Ogeysiis ogeysiis muhiim ah dhaman umadda somaliyet ee daneenesa waxbarsho la cag la aan ah waxan ogeysiine in ururka teysiir oo qawandoono dufcado badan sanadkan 2021 ururka wuxuu xarumo kukale leeyahay gobalka banadir oo idil maadoyinka aan bixino waxa kamid ah cilaansar make up caafimad computer cunto karin harqan english xisab soamaali carabi diyaarinta ardayda dugsiga hoose fiiro gaar koorsoyinka waa bilaw yaanan lagabuuxin horay ugaar xarumaha uturka trust wixii faafahin dheeri ah kale xariir talefan tiriskiisu yahay 0616039961

Hampalyo hampalyo hampalyo dhaman  maamulka macaliminta ardayda shaqaalaha ururka teysiir waxee hampalyo ku aadan munasa...
21/11/2020

Hampalyo hampalyo hampalyo dhaman maamulka macaliminta ardayda shaqaalaha ururka teysiir waxee hampalyo ku aadan munasabada macaminta somaliyet udirayan macaliminta somaliyet qaasatan macaliminta waxkadhigta ururka teysiir waxan halkan ku cadenena in ay macalinta teysiir ay yihiin da,yarta ugu yar macalinta somaliyet howl adag baa uhesin bulshadina halkaa kasiiwada guul iyo gobonimo

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis dhaman waxa la ogeysinaya bulsha weynta somaliyet ee kudhaqan gobalka banadir in ururweynaha ...
03/11/2020

Ogeysiis ogeysiis ogeysiis dhaman waxa la ogeysinaya bulsha weynta somaliyet ee kudhaqan gobalka banadir in ururweynaha trust uu bilaawidono xiisoyin cusub sida
Xirfada cilaan make harqanka computer caafimada saxafada cuntakarin english carabi soomaali iyo diyaarinta ardayda dugsiga hoose
Fiiro gaar ardayda laqaadanayo wee xadidantahay fadlan yaa lagabuxinin horay ugaar xarumaha kale duwan ee ururka ama
Wac taleefano tiriskoodu yahahy 0616039961
0612582575

Asc bulshada somaliyet waan idin salamnay salaan kadib  waxaa  mahad usugnatay Alihi noosurta galiyay in aan sakay barat...
01/10/2020

Asc bulshada somaliyet waan idin salamnay salaan kadib waxaa mahad usugnatay Alihi noosurta galiyay in aan sakay baratiko uqawano arday waxkabarata xarunta israc run ahan waxaa farxad weyn inoo ah in ay soobandhigan aqontii labaray mudo yar xaqiiqda marka lagahadlo arday waxa ay nalajogan muddo yar waxena sonandhigen sawirada cilaanka idin muuqda ishaa macalin ah tiigso teysiir aad tanadide mahadsanidin

01/10/2020

Waa muuqal kooban oo kusabsan xaflada

Waa marakle iyo dabal daga ururka trust waa qeyb kamid sawirada xaflada qalinjabinta dufcadi koowad teysiir tag oo tiigs...
07/09/2020

Waa marakle iyo dabal daga ururka trust waa qeyb kamid sawirada xaflada qalinjabinta dufcadi koowad teysiir tag oo tiigso aqon

  Dhaman arday maanta kaqalinjabisay urur weynaha trust waa dufcadi koowad teysiir ugu tag Tayo iyo tiigsamad  Baro xirf...
04/09/2020


Dhaman arday maanta kaqalinjabisay urur weynaha trust waa dufcadi koowad teysiir ugu tag Tayo iyo tiigsamad
Baro xirfado kale duwan oo kushaqo tag

Wargalin muhiim ah dhaman arday iskadiiwangalisay maadoyinka 5 maalin in ay maanta sooxadiran xarunta dhaxe ee kutaalo d...
25/07/2020

Wargalin muhiim ah dhaman arday iskadiiwangalisay maadoyinka 5 maalin in ay maanta sooxadiran xarunta dhaxe ee kutaalo dagmada yaqshid si ay noogu bilawday xiisoyin mahdsaniin ardayda sharafta leh

Address

Mogadishu

Telephone

+252616039961

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Teysiir Rose Union of Sceince & Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Teysiir Rose Union of Sceince & Technology:

Share