Talobixin Sharciyada Dhulka

Talobixin Sharciyada Dhulka Kuso Dhawaada Machadka Barashada Computerka Ee SOT Fadlan Nagu so biir Si aad u hesho Cashiro ku saabsan Computerka oo Afsomaali ah

01/11/2022
๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€ ๐—จ๐—ฝ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฒWindows Update waxa laga wada waa in shirkada soo saartay Operating Systemka ama Windowska sida ...
19/09/2020

๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ถ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐˜€ ๐—จ๐—ฝ๐—ฑ๐—ฎ๐˜๐—ฒ

Windows Update waxa laga wada waa in shirkada soo saartay Operating Systemka ama Windowska sida Microsoft ay ku so dirto waxyaabihii cusba ee lagu so kordhiyay windowska aaad isticmaleso waxana arkeysaa in hadii aadan iska xirin Todobaadkii ama bishii uu ku yiraah update dheh hadamin Computerka.

Faaโ€™iidadiisa waxa waaye oo kaliya in wixii cusub ee lagu so kordhiyay windowskada laguu so diro

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต

Ogaysiis Muhiim ahWaxaa la ogaysiinaya dhamaan bahda jecel barashada computer ka in uu machadka Somali Online Technology...
18/09/2020

Ogaysiis Muhiim ah

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bahda jecel barashada computer ka in uu machadka Somali Online Technology uu bilaabi doono cashiro taxane ah oo aad kala socon dontaan page kaan

Si aad u hesho cashiro ku xiiso galiyo fadlan follow dheh page kaan

Share dhehโค

Address

Muqdisho Banaadir
Mogadishu

Telephone

+252619926322

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talobixin Sharciyada Dhulka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share