Amana Security Solutions

Amana Security Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amana Security Solutions, Information Technology Company, Teleex, Mogadishu.

Ku ilaasho gurigaaga ama ganacsigaaga kaamaradaha cusub ee casriga ah! Ma ka baqaysaa inaad lumiso muuqaalada kamaradaad...
08/01/2025

Ku ilaasho gurigaaga ama ganacsigaaga kaamaradaha cusub ee casriga ah!

Ma ka baqaysaa inaad lumiso muuqaalada kamaradaada ay horey duubtay ?

Kamaradaheena cusub ee waayerles-ka ah waxa la socda kaarka miimoriga oo bilaash ah iyo keydka Kalowd istooreej ka oo lagu daray si loo badbaadiyo muuqaaladaada, xitaa haddii kamarada la xado ama waxyeelo soo gaarto! staamaha ugu muhiimsan ee ay wada kaamiradan:

āœ… Cload storage
āœ… Si fudud loo rakibi karo
āœ… Waxaa lagu heli karaa noocyada qoraxda sollarka kushaqeeya iyo nooc ku shaqeeyo SIM kaard aan ubahneeyn wayfaay
āœ… qiima Jaban oo lagu kalsoonaan karo

soodhawoow macmiil! Nala soo xiriir hadda si aad wax badan u ogaato ama dalab u sameyso.

01/12/2024

Ku Ilaasho Gurigaaga ama Ganacsigaaga Kaameradaha Casriga ah!

šŸ“¹ Kaameradaha Wireless-ka ah ee Cusub
āœ… Duubo oo Badbaadi Dhacdooyinkaada

šŸ”µ365° Kormeer Kantrool Leh

šŸ”µKeydka Cloud iyo Kaarka Miimaariga Bilaash ah

šŸ”µDib u daawo dhaqdhaqaaqa adigoo moobilkaaga
isticmaalaya, meel kasta oo aad joogto!

šŸ’» La jaan qaadaya Moobil, Kombiyuutar, iyo Shaashadaha waaweyn.
šŸ’° Qiimo jaban oo dammaanad leh.

šŸ“ž Nala soo xiriir hadda si aad u dalbato!

Address

Teleex
Mogadishu
WED3D3R

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amana Security Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share