20/04/2024
Microsoft Excel waxay leedahay faa'iidooyin badan, sida habaynta xogta si hufan, samaynta xisaabin adag, abuurista jaantusyo iyo garaafyo sawirida xogta, iyo fududaynta iskaashiga.
Si aad wax badan uga barato nagu soo booqo xarunta schoolka ama wac numberadaan 0617959001/0615192271