Aduunka waa sheeko iyo shaahid

Aduunka waa sheeko iyo shaahid waa ii farxad ku soo dhawaada pageyga like iyo follow and share thanks � asxaabta

Gacmaha ugu qaalisan waa kuwa ku garab taagan marwaliba, kuuna fidsan xiliyada aad ugu baahi badan tahay...Indhaha ugu q...
02/06/2021

Gacmaha ugu qaalisan waa kuwa ku garab taagan marwaliba, kuuna fidsan xiliyada aad ugu baahi badan tahay...
Indhaha ugu qaalisana waa kuwa jeclaysanaya markasta inay ku arkaan xataa adiga oo ku sugan xaalad aragti midii ugu xumeyd ...

27/05/2021
29/08/2020

1. friends ka like weeyen bay dhahaan lkn comment ma dhiban
2. Friends like la aan waa post la aan mar like Sare
3. Profile muuqda iyo Facebook lasoo galiyo midna lagama tago
4. Google iyo Facebook siday wax u ogyihiin waaya u sheegan
5. Friends badan Facebook ma buuxiyan
6. Maskaxdii kaa maqan Google ayey ku jirta
7. Ninkii Facebook laga waayo WhatsApp ayaa laga helaa
8. Apkeey wax xun like saaroow wax xun so galiyoow Maas u daahaa
9. Naag xun iyo password ba waa la boobsiiyaa
10. Nin like isku saaray waa Ri isnuug tay
11. Haddii waayeel hadalkiisa la maqli laha naag qaawan Facebook laguma arkeen
12. Nin aad ku darsaday kuguma darsan
13. Naag ninkii sister Ka badiyo nin ma moodo
14. Gabar offline hakaaga jirto ama jikada
15. Run iyo sawiirada gabdhaha ba waa la cadeeyaa
16. Waayeel like saar lama dhehee wuxuu like saaraa la tusaa
17. Lama huraan waa Facebook iyo YouTube
18. Intaadan like meel saarin ka fiirso
19. Habar fadhida video la fudud
20. Cagtii joogaan weyso mar beey Block la kulanta
21. Yarta Block saar gartiisana sii
22. Comment sidee u kale koreyeen ayaa loogu kala jawaaba
23. Soomaalidu been like waa saaraan laakiin been ma share gareeyaan
24. Relationship lagu la yeesho friends Lagu la noqda ka horeyso
25. Friends request Kaada oo batoo waa report oo dheerado
26. Nin kasta chating wuu la kala responsed
27. Nin 1k like helay share cuskay
28. Naag escout kuma farxado love beey ku faraxda
29. Tag badanaa waa loo kala remove bataa
30. Like kaligii Facebook ma noqdo


to my page ..,....

Address

Mogadishu
252

Telephone

+252614968820

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aduunka waa sheeko iyo shaahid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Aduunka waa sheeko iyo shaahid:

Share