22/11/2022
INDIA ACADEMY ,Somalia
Waxay qaban qaabinaysaa Package Training koorsada CCTV Installation and Design ee Xirfadlayaasha ah iyo Ardayda.
Marka la dhammeeyo koorsadan waxaa shahaado la guddoonsiinayaa cid kasta oo ka qayb qaadatay tababarka .
Taariikhda Bilaabanaysa 05/12/2022
Akadeemiyada Enrun India Academy waxay u taagan tahay Tayeenta injineerada / farsamo yaqaannada korontada.
waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan
https://wa.me/252614295050