Midowga Tartantamayaasha - Buloburte

Midowga Tartantamayaasha - Buloburte Himiladeenu oo magac wanaagsan โ„Œ๐”ฆ๐”ค๐”ฅ ๐”ฎ๐”ฒ๐”ž๐”ฉ๐”ฆ๐”ฑ๐”ถ ๐”ž๐”ซ๐”ก ๐”Ÿ๐”ข๐”ฐ๐”ฑ ๐”ก๐”ข๐”ฐ๐”ฆ๐”ค๐”ซ
๐”Ž๐”ž๐”ž๐”ฃ๐”ฆ ๐”’๐”ซ๐”ฉ๐”ฆ๐”ซ๐”ข ๐”‡๐”ข๐”ฐ๐”ฆ๐”ค๐”ซ ๏ฟฝ ๐” ๐”ฌ๐”ช๐”ฆ๐”ซ๐”ค ๐”ง๐”ฒ๐”ฐ๐”ฑ

13/03/2026

Wuxuu Ahaa Kuwan Adag

Waa mahad Alle iyo Dadaalka macalimiinta Sharafta leh ee nafta garab dhigay degmada inan u gudubno wareega 4 dhamaaadka ...
13/03/2026

Waa mahad Alle iyo Dadaalka macalimiinta Sharafta leh ee nafta garab dhigay degmada inan u gudubno wareega 4 dhamaaadka Tartanka. Guul ayaan raneyneynaa inshallah

Guul
27/02/2026

Guul

Degmada Shangaani oo caawa ka hartay Tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka.

27/02/2026

Guul Inshallah

26/02/2026

Habeen Dambe Waxan la tartami donaa Shankaani Inshallah Waxan Rajeyneyna Guul

Guul Dabiici ah
19/02/2026

Guul Dabiici ah

Degmada Buulaburde oo tartankii caawa dhibcaha Forfait kaga qaadatay Degmada Tiyegloow.

Inshallah Buloburte
19/02/2026

Inshallah Buloburte

Saadaali Tartanka degmooyinka ee caawa Warbaahinta Dalsan ku dhexmari doono degmada Tiyeeglow iyo degmada Buula Burde

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Kariim โœจ๐ŸŒ™Midowga Tartamayaasha Degmada Bula-burte waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Mus...
18/02/2026

๐ŸŒ™โœจ Ramadan Kariim โœจ๐ŸŒ™
Midowga Tartamayaasha Degmada Bula-burte waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka degmada Bula-burte.

Bishan barakaysan ee Ramadaan ha noqoto bil nabad, midnimo, iscafis iyo cibaado suuban. Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo camalka khayrka ah, hana inagu gaarsiiyo farxad iyo horumar.

๐Ÿคฒ๐Ÿพ๐ŸŒ™ Ramadan Kariim dhamaantiin!

Waxaan si rasmi ah u qeyb galeyno tartanka aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay qabanayaan SNTV IYO DALSAN TV Tart...
17/02/2026

Waxaan si rasmi ah u qeyb galeyno tartanka aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay qabanayaan SNTV IYO DALSAN TV

Tartankani waa mid matalaya karaamada, aqoonta iyo kartida dhalinyarada degmada Bulaburte.

Waxaan idinka codsaneynaa:

โ€ขDuco iyo taageero joogto ah
โ€ขDhiirigelin iyo garab istaag
โ€ขInaad nala wadaagtaan fariimaha dhiirrigelinta

16/02/2026

Guul iyo gobannimo ayaan hiigsaneynaa, dadaalkana k**a hari doonno!
Tartan aqooneedka Bisha barakeysan ee ramadaan.
Dalsan TV

vs

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midowga Tartantamayaasha - Buloburte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Midowga Tartantamayaasha - Buloburte:

Share