Xaliye Computers & gadgets

Xaliye Computers & gadgets Shirkada xaliye computers waxay idin keentay computers casri ah oo la isku haleen karo iyo qalabka

29/09/2026

Laptop logu talagalay Video on editing iyo graphic design whatsapp 61 9900049

28/09/2026

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ โจ619900049
Xafsa waxey kaso dalbatay garowe waan u dhiibi doonaa laptopka waxbarashada.

27/09/2026

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ ๏ฟผโจ61 9900049โฉ
Waa laptop Hp Gen10 Ci7 Ram16 ssd 512Gb
Laptop xirfadaha logu talagalay

26/09/2026

๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ 61 9900049
$115 kaliya ku qaado Laptop-kaan oo logu talagalay Forex-ka Cryptocurence aqriska iyo qoraalka.

24/09/2026

115$ kaliya ku qaado Laptop Loogu Talagalay wax aqriska Qoraalka iyo Forex-ka iyo Cryptocurrency
Kaso Dalbo Lambarka 61 9900049

23/09/2026

Laptop Core i5
Loogu talagalay Waxbarashada & Xafiisyada

1-Waxqabad wanaagsan
2-Ku habboon waxbarashada iyo shaqada xafiiska
Sano Dammaanad ah
Whatsapp 61 9900049

Waxaan ku faraxsanahay in nalagu casuumay ka qaybgalka ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐๐ข๐ ๐ก๐ญ  ee Nairobi Waxay noo ahayd fursad aan ...
21/09/2026

Waxaan ku faraxsanahay in nalagu casuumay ka qaybgalka ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค๐ข๐ง๐  ๐๐ข๐ ๐ก๐ญ ee Nairobi Waxay noo ahayd fursad aan kula kulanno ganacsato, ku wadaagno fikrado, kuna dhisno xiriirro ganacsi oo cusub.

Waaxana halkaas nagu matalayay ๐…๐จ๐ฎ๐ง๐๐ž๐ซ ๐š๐ง๐ ๐‚๐„๐Ž Ismail Abdikadir Abdi

Kaliya ma ahayn habeen lagu dhisay xiriirro iskaashi, ee wuxuu ahaa habeen la isla wadaagay khibrado iyo waayo-aragnimo.

Haddaan nahay Xaliye Computers & gadgets oo xarumo ku leh Muqdisho iyo Kenya, waxaa naga goโ€™an xoojinta xiriirrada caalamiga ah iyo dhisidda iskaashi ganacsi oo waara.

.

26/08/2026

AirPods Original ayaad heli kartaa manta oo damanad 1 sano leh. Kaso dalbo whatsapp 619900049

26/08/2026

Dhago orginal ah
dalbo ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: โจ61 9900049โฉ

25/08/2026

3 Fursadood oo ka banaan suuqa shaqada.
dalbo ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: โจ61 9900049โฉ

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaliye Computers & gadgets posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share