Sky ICT Solution

Sky ICT Solution We help businesses, education, and e-commerce grow through reliable digital techno

We provide innovative ICT solution in Somalia, including software and mobile app development, web design, secure network infrastructure, cybersecurity, and cloud services.

๐‡๐ˆ๐†๐’๐ˆ ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐ŒSKY ICT SOLUTION waxay soo kordhisay ๐‡๐ˆ๐†๐’๐ˆ ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐Œ oo nidaam casri ah oo ...
01/09/2026

๐‡๐ˆ๐†๐’๐ˆ ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐Œ

SKY ICT SOLUTION waxay soo kordhisay ๐‡๐ˆ๐†๐’๐ˆ ๐’๐‚๐‡๐Ž๐Ž๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐Œ oo nidaam casri ah oo si dhammaystiran loogu maareeyo howlaha maamulka iyo waxbarashada dugsiyada.

Nidaamku wuxuu isku meel kuugu keenayaa maamulka Ardayda, Macallimiinta, Fasallada, Xaadiritaanka, Maaliyadda, Imtixaannada iwm

๐‡๐š๐ฅ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ. ๐‡๐š๐ฅ ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ. ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐, ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข ๐š๐ก.

SKY ICT SOLUTION
Xal Casri ah. Mustaqbal Wanaagsan.

๐Ÿ“ž +252 61 0227256
๐ŸŒ [www.skyictsolution.com](http://www.skyictsolution.com)
๐Ÿ“ง [[email protected]](mailto:[email protected])

SKY ICT SOLUTION waxay soo kordhisay LADNAAN Clinic Management System โ€” nidaam casri ah oo loogu talagalay in uu si dham...
30/08/2026

SKY ICT SOLUTION waxay soo kordhisay LADNAAN Clinic Management System โ€” nidaam casri ah oo loogu talagalay in uu si dhammaystiran u maareeyo hawlaha iyo adeegyada xarumaha caafimaadka.

LADNAAN wuxuu hal meel kuugu keenayaa:
โ€ข Diiwaangelinta iyo maamulka bukaannada
โ€ข Ballamaha iyo safafka bukaannada
โ€ข La-tashiyada iyo diiwaannada caafimaadka
โ€ข Maamulka dhakhaatiirta iyo shaqaalaha
โ€ข Farmashiyaha iyo kaydka dawooyinka
โ€ข Shaybaarka iyo natiijooyinka baaritaannada
โ€ข Biilasha, lacag-bixinta iyo xisaabaadka
โ€ข Warbixinnada iyo falanqaynta
โ€ข Maamulka agabka iyo kaydka
โ€ข Maamulka xarumo caafimaad oo badan

LADNAAN Clinic Management System wuxuu xaruntaada caafimaad ka caawinayaa in shaqadu noqoto mid nidaamsan, degdeg ah, xogteeduna meel dhexe ku kaydsan tahay, iyadoo maamulka iyo adeeg-bixintu si fudud uga wada shaqaynayaan hal nidaam.

SKY ICT SOLUTION
Powering Healthcare. Empowering Care.

๐Ÿ“ž +252 610 227256
๐ŸŒ www.skyictsolution.com
๐Ÿ“ง [email protected]

SKY ICT Solution waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo magacaabista:Abdullahi Abdinor AhmedManager of SKY ICT Soluti...
27/08/2026

SKY ICT Solution waxay ku faraxsan tahay inay ku dhawaaqdo magacaabista:
Abdullahi Abdinor Ahmed
Manager of SKY ICT Solution

Waxaan ku kalsoonahay in khibraddiisa, hoggaamintiisa iyo aragtidiisa cusub ay gacan weyn ka geysan doonaan horumarinta shirkadda, tayeynta adeegyada ICT-ga iyo xaqiijinta himilada SKY ICT Solution.

Waxaan u rajaynaynaa Mr. Abdullahi Abdinor Ahmed guul iyo horumar uu ku gaaro xilkan cusub.

โ€œSmart Solutions โ€ข Strong Systems โ€ข Better Futureโ€

โ€” SKY ICT Solution Team
๐Ÿ“ž +252 610 227256
๐Ÿ“ง [email protected]
๐Ÿ“ Cadaado, Somalia

๐Ÿš€ SKY ICT SOLUTION โ€“ Xalal Casri ah, Ganacsi Xoog leh!Ma leedahay ganacsi aad rabto inaad kobcisid adigoo isticmaalaya t...
28/07/2026

๐Ÿš€ SKY ICT SOLUTION โ€“ Xalal Casri ah, Ganacsi Xoog leh!

Ma leedahay ganacsi aad rabto inaad kobcisid adigoo isticmaalaya tignoolajiyada casriga ah? Sky ICT Solution ayaa kaa caawin karta!

Waxaan bixinaa:
๐Ÿ’ป Sameynta Website-yada Casriga ah (Web Development)
โ˜๏ธ Sameynta Software-ka oo loogu talagalay baahida ganacsigaaga (Software Development)
๐Ÿ“ฑ Sameynta Application-yada Mobile-ka (Android & iOS)
๐ŸŽง Taageero iyo Maintenance IT oo waqti walba diyaar ah

๐Ÿ“ž +252 615 637580
๐Ÿ“ง [email protected]
๐ŸŒ skyictsolution.com

Kaalay, aan wax weyn wada dhisno! ๐Ÿš€

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™Shirkadda SKY ICT Solutions waxay idin leedahay Ciid wanaagsan, farxadna ku ciida.Taqabbalallaahu minna w...
19/03/2026

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™

Shirkadda SKY ICT Solutions waxay idin leedahay Ciid wanaagsan, farxadna ku ciida.

Taqabbalallaahu minna wa minkum.

12/05/2025

Kaspersky internet security waa gaashaan adag oo ku difaacaya xogtaada dijitaalka ah Ha ka waaban, hel badbaado maanta! ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ›ก๏ธ

๐Ÿ“ฒLa Xiriir Hadda WhatsApp: +252 612090831 / +252 613458145

15/04/2025

๐Ÿ–ฅ๏ธ SKY ICT SOLUTIONS ๐Ÿ–ฅ๏ธ

Adeegyada aan idiin heyno
โœ”๏ธ Cilad-bixinta Computers.
โœ”๏ธ Cilad-bixinta Printers.
โœ”๏ธ Ku-shubista Antivirus.
โœ”๏ธ Active-gareynta Windows.
โœ”๏ธ Active-gareynta Office.

Nagala soo xiriir
๐Ÿ“ž 61334113 |
โœ‰๏ธ [email protected]

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ
29/03/2025

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒ

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky ICT Solution posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share