12/10/2026
๐ญ๐ฎ-๐ธ๐ฎ ๐ข๐ธ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฟ โ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ ๐โจ ๐ธ๐ด
Hambalyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta Calanka, 12-ka Oktoobar.
Waa maalin mudan in aan xusno muhiimadda iyo sharafta Calanka Soomaaliyeed, kaas oo inoo ah astaanta la innagu aqoonsado meel kasta oo aan dunida ka joogno.