Blue Star ICT

Blue Star ICT Blue Star ICT is a privately owned company based in Somalia established in 2014, the company provides Website Development, Systems Development ...etc

18/07/2017

Make sure before you do !!

Nabigu scw wuxuu ku sheegay nabi aadam CS dhererkiisu inuu ahaa (60 dhudhun) ama 30 mitir.hadaba sawirka hoose wuxuu ino...
24/06/2017

Nabigu scw wuxuu ku sheegay nabi aadam CS dhererkiisu inuu ahaa (60 dhudhun) ama 30 mitir.
hadaba sawirka hoose wuxuu inoo muujinayaa qamiiskii la ekaan lahaa nabi aadam haduu maanta noolaan lahaaa 30 mitir

My first code evaluation!!!Do you Remember Your First Code Evaluation?
22/06/2017

My first code evaluation!!!
Do you Remember Your First Code Evaluation?

Qof kasta intey maskaxdiisu dhantahay ayuu hadlaa
20/06/2017

Qof kasta intey maskaxdiisu dhantahay ayuu hadlaa

13/06/2017
26/05/2017

Shirkadda Blue star ict solutions waxay ugu hambalyeyneysaa guud ahaan ummada muslimka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee ramadaan..
Alle haynaga dhigo kuwii ka faa'iideysta oo camal wanaagsan la yimaada.

23/03/2017

JOIN US FOR BETTER SOLUTIONS for your business

( KALKAAL APPLICATION ) A  complete school software- explored- Tested- Realized
13/03/2017

( KALKAAL APPLICATION ) A complete school software
- explored
- Tested
- Realized

PASSWRODS-KII UGU XUMAA EE LA ISTICMAALAY SANADKII DHAMAADAY EE 2016==================================================Wa...
10/03/2017

PASSWRODS-KII UGU XUMAA EE LA ISTICMAALAY SANADKII DHAMAADAY EE 2016
==================================================
Waxaa la falanqeeyey in kabadan 5 million oo user passwords-kooda waxaana laga soo xulay 25-tii password ee ugu xumaa waana kuwan :
1. 123456
2. 123456789
3. qwerty
4. 12345678
5. 111111
6. 1234567890
7. 1234567
8. password
9. 123123
10. 987654321
11. qwertyuiop
12. mynoob
13. 123321
14. 666666
15. 18atcskd2w
16. 7777777
17. 1q2w3e4r
18. 654321
19. 555555
20. 3rjs1la7qe
21. google
22. 1q2w3e4r5t
23. 123qwe
24. zxcvbnm
25. 1q2w3e
=================================================
Sida aan wada ognahay passworkaada wuxuu albaab u yahay xogtaada shaqsiga ah iyo dhaqaalahada iyo xiriiradada bulsho ee aad sameysid.
Hadaba hoos ka aqriso Talooyinkii ugu fiicnaa oo ay khubarada bixiyeen si loo xoojiyo adkeynta iyo ilaalinta number sireedyadaada
1.Muddo markaad isticmaashid iska bedel number sireedka.
2.In aadan dib ugu noqonin password aad horey u isticmaashay ilaa muddo ay ka soo wareegto.
3.ha ku xiranin password ka turjumayo wax adiga kula xiriiro sida qeyb kamida taleefoon numberkaada ama qof kuu dhaw magaciisa ama taariikhdii aad dhalatay iwm.
4.Ineysan isku ekaanin number sireedyada accounadada oo aad kala bedeshid.
5.Inaad isku dartid xarfo iyo numbero iyo calamado intaba

Hadii aad fududeysid number sireedkaada waxaad noqon doontaa sidii qof so xirtay albaabka gurigiisa hadane furihii uga soo tagay albaabka dushiisa.

Jimce Wanaagsan
10/03/2017

Jimce Wanaagsan

Ka faa'ideyso qoraalkaan  hadii aad rabto inaa barato ASP.NEThttp://code.tutsplus.com/tutorials/the-best-way-to-learn-as...
22/11/2015

Ka faa'ideyso qoraalkaan hadii aad rabto inaa barato ASP.NET
http://code.tutsplus.com/tutorials/the-best-way-to-learn-aspnet--net-22404

You're looking to learn ASP.NET? I can't blame you. Not only is it an extremely flexible platform, but .NET developers are in high demand and will continue to be. Unfortunately, it can be an intimidating platform to learn — especially if you are brand new to development or have never used Java or C+…

Muxu aha Code-ki ugu horeyay ad qortay, luqadese ku qortay?
26/09/2015

Muxu aha Code-ki ugu horeyay ad qortay, luqadese ku qortay?

Address

Bakaaro Market
Mogadisho
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Blue Star ICT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Blue Star ICT:

Share