14/11/2024
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ: Dalab soo Bandhigid Qalab Caafimaad oo loo iibinayo Lasanod General Hospital (Invitation to Bid) ==============================
๐๐ฎ๐ฌ๐จ๐๐จ๐ญ๐: Shirkadaha iibiya Qalabka Caafimaadka
๐๐ฃ๐๐๐๐จ: Hayโadaha Dansomala iyo Badbaado NGO oo is kaashanaya waxey idiin soo bandhigayaan in ay u soo Tartamaan Iibinta Qandaraas qalab caafimaad kaas oo loogu tala galey Cusbitaalka guud ee Laascaanood (Medical equipment) .
Qalabkan oo Cusbitaalku baahi u qabo ayaa la doonayaa in ay shirkadahani soo iibiyaan Qalab Tayo leh , Oo Wata (Guarantee Time)
Qalabkan la doonayo ayaa ku xusan lifaaqa link-ga hoose :
๐๐จ๐๐จ๐๐จ๐๐ ๐๐๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก:
1. Goortu Dhacayo: Fadlan soo gubdi Bid-kaga ugu danbeyn 25/11/2024
2. Goobta: Waa Lasโanod
3. Sida loo soo xareynayo: Fadlan ku soo gudbi email-ka [email protected]
3. Shuruudaha: Dhaman shuuradaha waxaad ka heleysaan (Documents) hoos ku xareysan Link-ka hoose
4. Xogo dheeraad ah: Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xadhiidh
Email: [email protected] / 0637750434 / 0907790814 / 0634490303
https://drive.google.com/drive/folders/1_YaUATQd_eZnQqBZMIVy_T76I9P20Msm?usp=sharing