17/03/2024
Nin kaan waa dhakhtar Kenyan ah ka hawl gala Hospital ku yaala Galdogob. Beer buu ka sameeyay meel aanan wax badan ka fogayn bartamaha magalada Galdogob. Haddaba wax soo saarkiisa ayaa magalada haysta. Waxaa la yaab leh meel u jirta wax aanan ka badnayn 30KM baa labo beelood oo Soomaaliyeed ayaa isku hor fadhiya oo Ciidamo xoog leh kala wata.
Maskaxda Soomaalida ma gadaal gadaal bay u jeedaa? Maxaa noo diiday in aan fakarno oo wax soo saar yeelano?