16/02/2025
π’ Kusoo Biir Kooraska Suuq-geynta hab Dhijitaal DIGITAL MARKETING, Optimus Academy!
Optimus Academy waxay kuu diyaarisay kooras dhamaystiran oo ku saabsan suuq-geynta dhijitaalka ah Digital Marketing si aad u barato xirfado casri ah oo faaβiido badan leh.
π₯ Maxaad baran doontaa?
β
Suuq-geynta Facebook & Instagram
β
Xirfadaha nashqadaynta
β
Isticmaalka Hawl-fudeediyeyaasha aad u baahantahay
β
Abuurista istaraatiijiyad suuq-geyn iyo goob bandhigeed oo online ah
π Goobta: Optimus Academy
π Macluumaad dheeraad ah: 634229207 - 634168267