Caalim Computer Academy

Caalim Computer Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caalim Computer Academy, Computer training school, Jowhar T Road, Jowhar.

1 -Barashada Cilmiga Computerka
2 -Sameynta Computerka
3 -iibinta Computerada Cuseeb iyo Celisba

N.B: Waxii Faahfaahin Dheeri ah Nagala soo Xiriir +252 616510035 | 626510035

Machadka Barashada Cilmiga Computer ka Ee Caalim Waa Goob waxbarasho Lagu Barto Cilmiga Computer ka kuna taalo magaalada...
29/05/2026

Machadka Barashada Cilmiga Computer ka Ee Caalim Waa Goob waxbarasho Lagu Barto Cilmiga Computer ka kuna taalo magaalada Jowhar Gaar ahaan Xaadada Hantiwadaag Laanta 1AAD, Kasoo Horjeedka Masjidka Minara.

Machafka Waxa Uu Soo saaray Dhowr Dufcadood, waxa uuna lee yahay Lab Dhameystiran oo computer iyo Printer isugu juro.

Si'aad iskaga diiwaangeliso fadlan wac: 0616510035

Eid Wanaagsan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Gaar ahaan Ardeyda Caalim Computer Academy
27/05/2026

Eid Wanaagsan Dhamaan Ummada Soomaaliyeed, Gaar ahaan Ardeyda Caalim Computer Academy

23/05/2026

Machadka Caalim Waxaa Furan Diiwaangelinta Dufacada 4AAD Iyo 5AAD, Fadlan kafaa'ideyso.

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada is back waxaa bilowdey casharada barashada graphic designk...
23/03/2026

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada is back waxaa bilowdey casharada barashada graphic designka offiline ahaan sido diiwaangalinta weysocotaa ka faaideysi wacan page share garey like saar sido kale comment nagula wadaag fikirkaada mahadsanid

08/03/2026

Ogeysiis ogeysiis dhammaan bulshada jecel barashada cilmiga technologyada waxaan ogeysiinayaa bisha marso in aan qaadaneyno ardey cusub kuwaas oo kala ah classes Basic computer skills iyo graphic design hadaba ka faaideysi wacan oo hada isdiinwaan gali mahadsanid

waxaan fursad balaaran siindoonaa 20 ardey ee ugu horeysa ee iska soo diiwaangalisa courseska basic computer iyo graphic...
25/02/2026

waxaan fursad balaaran siindoonaa 20 ardey ee ugu horeysa ee iska soo diiwaangalisa courseska basic computer iyo graphic designka fursadaas halaga faaideysto i.a mahadsanidiin la wadaag fursadaan walaal kaa ama saaxiibkaa mahadsanid

waa qaar ka mid ah ardeyda maanta tartanka gashey ee Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada m.a s...
25/02/2026

waa qaar ka mid ah ardeyda maanta tartanka gashey ee Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada m.a si qurux badan noogu soo dhamaadey alx sido kale waxaan ogeysiineynaa bisha maarso in aan ardey cusub qaadaneyno oo basic computer ah diiwaangalinta halaga faaideysto i.a page hala share gareyo like iyo comment halaga ilaabin mahadsanid

tartanka biri isha nagu haaya i.a
24/02/2026

tartanka biri isha nagu haaya i.a

11/02/2026

Caalim Computer Academy hoyga barashada cilmiga technologyada waa school ka kaliya ee magalada jowhar kuyaalo laguna barto xirfadaha casriga ah ee maanta dunida la jaanqaadeyso qofkii bartaana xirfadahaas mìd ka mid ah uu noqonaayo runtii qof abaal weyn uheyndoono school ka Caalim aan marnaba iloobi doonin I.a aan da daalno xirfadana aan ku da daalno mahadsanid wixii faahfaahin ah kala xariir number ka ah +252610745768 what's app or call 📞

Address

Jowhar T Road
Jowhar

Telephone

+252616510035

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caalim Computer Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caalim Computer Academy:

Share