Teeno Media Network

Teeno Media Network TEENO MEDIA NETWORK is a modern digital media platform dedicated to content creation, storytelling, and online influence.

We focus on high-quality video production, social media content, branding, and digital creativity that informs, inspires, and engages

DEG DEG: Hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Cali Khamenei ayaa laga saaray magaalada Tehran oo ay ka socdaan duqeymo uu Mareyk...
28/02/2026

DEG DEG: Hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Cali Khamenei ayaa laga saaray magaalada Tehran oo ay ka socdaan duqeymo uu Mareykanka fulinayo,waxaana la geeyay goob ammaan ah oo si gaar ah loo ilaaliyo, sida ay hadda ku warrantay Reuters.
Follow

28/02/2026

Wakaaladda wararka Iiraan ee Tasnim, ayaa ku warrantay in duqeymaha ka socda gudaha Tehran lagu beegsaday xarumo dawladeed oo ay ka mid yihiin; Wasaaradda Sirdoonka, Wasaaradda Difaaca, xarunta uu deggen yahay Hoggaamiyaha Sare Cali Khamenei, iyo xarunta hay’adda Tamarta Nukliyeerka ee Iiraan.

Sida la sheegay, weerarradu weli way socdaan, waxaana lagu qaaday caasimadda Iiraan ee Tehran mowjado weerarro isdaba joog ah.

19/02/2026
07/02/2026

Xildhiban lo diiday in uu galo aqalka Golaha wakiilada Somalilnd

05/02/2026


Maareeye Daarood, oo sharci darro ku tilmaamay Xisaabiyihii Idmanaa ee Xisbaahiyaha Guud sheegay in uu u magacaabay waka...
05/02/2026

Maareeye Daarood, oo sharci darro ku tilmaamay Xisaabiyihii Idmanaa ee Xisbaahiyaha Guud sheegay in uu u magacaabay wakaalada biyaha Hargaysa.

05/02/2026

Xaalada maanta ee magaalada
Baydhabo

 : Masar oo u muuqata inay ka jawaabayso socdaalka maanta ee Madaxweyne Xasan ku tegey Itoobiya, ayaa joojisay in Passpo...
31/01/2026

: Masar oo u muuqata inay ka jawaabayso socdaalka maanta ee Madaxweyne Xasan ku tegey Itoobiya, ayaa joojisay in Passport-ka Soomaaliya lagu tago dalkaas.

Dawladda Masar waxay qasab ka dhigtay in qofka Soomaaliga ah uu qaato dal-ku-gal rasmi ah (Visa), maaddaama oo markii h**e dalkaas lagu geli jiray warqad oggolaansho socdaal oo laga heli jiray laanta socdaalka ee Masar.

Warqaddaas waxa inta badan dadka u dalbi jiray travel agency-yada Soomaaliya ee ka shaqeeya arrimaha socdaalka, balse hadda wixii ka dambeeya kaliya waxa Masar tegi kara qofka ay safaaradaha ama qunsuliyadaha Masar siiyaan Visa rasmi ah (Egypt Sticker Visa).

31/01/2026

Address

Siraaj
Hargeysa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Teeno Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share